1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaasi oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey. Kenyatta ayaa salaan sharaf ka guddoomay cutubyo ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqday Dhismaha Dowlad Awood Leh Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa ugu baaqday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, inuu soo dhiso dowlad xooggan oo wax ka qabata marxaladda uu dalka iminka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Afeey “Xaaladda Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Aad Bay Qatar u Tahay” Ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka qeybqaataan gurmadka abaaraha dalka isaga oo tilmaamay in xaaladda bini’aadannimo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ras’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho u Yimid Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyey Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Maxamed Cumar Carte ayaa soo dhoweeyey Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Milyan oo Qof oo Laga Soo Tarxiilayo Dalka Mareykanka 11 milyan oo muhaajir ah ayaa laga soo musaafurinayaa dalka Mareykanka, howlgallo noqonaya kuwii ugu ballaarnaa ee abid dowladaasi sameyso. Wasaaradda amniga gudaha Mareykanka ayaa Talaadadii soo saartay labo wareegto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhoweeyey Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isaga oo lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wariye Coldoon oo Maxkamad lasoo Taagayo, Digniin Loo Diray Suxufiyiinta Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa hanjabaad u diray saxaafadda, wariye Coldoonna sheegay in maxkamad lasoo taagayo. Wasiirka ayaa ugu horreyn shirkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Codsi u Direy Madaxweyne Farmaajo Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda Federica Mogherini ayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ugu hambalyeesay guushiisa saacado kahor Caleema saarkiisa. Federica oo madaxweyne Farmaajo kula hadashay qadka Taleefanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Dhaqan Degmada Baardheere Oo Gurmad Dalbaday Dadka naafada ah ee ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay sheegeen in muddo ah ay ku jireen, iyaga oo dhanka kalena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka South Africa Oo Lagu Boobay Xarumo Ganacsi Oo Soomaali Leedahay Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa waxay sheegayaan in la boobay xarumo ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, iyadoo weli ay jirto cabsi ah in xarumo kale la boobo.…