1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda uu nin ganacsade ah ku dilay suuqaasi. Goob jooge ayaa u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeylo Dhaamiyey Abaarta Sool Iyo Sanaag Waxgaradka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ka qeylo dhaamiyey abaarta baahsan ee ka jirta gobollada Sool iyo Sanaag, kuwaasi oo saameeyey dadka iyo duunyada. Garaad Maxamuud Cismaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Ka Horyimid Magacaabista Wasiirada Cusub Xildhibaan Maxamuud Wabar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa ka horyimid magacaabista wasiirada cusub ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay xildhibaankan oo lasoo xiriiray Goobjoog News, in madaxweyne Cosoble…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Loo Xiri Doono Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee maamulka gobolka Banaadir Ismaaciil Cabdi Guure ayaa sheegay in waddooyinka magaalada Muqdisho loo xiri doono caleema saarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinta berri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: 185 Kun Caruur Soomaali Ah Ayaa Qarka u Saaran Iney Wajahaan Macluul Qaramada midoobay ayaa ka digtay abaarta ka jirta wadamada Soomaaliya, Nigeria iyo Yeman , digniintaan ayaa timid maalin ka dib markii ay dowladda Koonfurta Sudan ay sheegtay inay haysato abaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasime Talefishan Oo Lagu Xirey Hargeysa Ciidamada maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay xabsiga u taxaabeen agaasimahii Talefeshinka madaxa banaan Star Tv ee magaalada Hargeysa. Ciidamo Booliis ah ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Xasilinta Soomaaliya Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa shegay iney ka go’an tahay xasilinta iyo nabadeynta Soomaaliya, islamarkaana ay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan AMISOM iyo dowladda Soomaaliya si loo soo afjaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Magacaabay La-taliyihiisa Amniga Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa u magacaabay la taliyihiisa ammanka qaranka Jenaral HR McMaster, kaasi oo badalay Makmester oo horay u ahaa la-taliyaha ammanka madaxweyne Donald Trump isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Yeelatay 52 Wasiir, 3 Keliya Ayaa Haween Ah Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw ku dhaaqay golihiisa wasiirada, golaha ayaa ka kooban ilaa 52 wasiir oo isugu jira 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru dowle. Liiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Safiirka Dalka Ingiriiska Ee Soomaaliya Oo Ku Kulmay Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiirska Amb David Concar, iyaga oo kawada hadlay qaban-qaabada shir heer sare…