1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo AMISOM iyo Kuwa Jubbaland iskugu Jira oo Lagu Weeraray Deegaanka Cabdalla Biroole Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwo Dowlad goboleedk Jubbaland ayaa dagaal gaadmaha lagula beegsaday Deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaas ahaan 60 Km dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada Kismaayo. Taliyaha howlgallada dhanka Galbeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Soomaaliya Waxay yeelaneysaa Lacag Cusub Inta Lagu Guda Jiro Sanadkan IMF sanduuqa lacagta adduunka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa lacag cusub oo lasoo daabacay inta lagu gudajiro sanadkan 2017. Samba Thiam oo ah madaxa IMF ee gobolka, ayaa sheegay in shilin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad U Geeriyooda Shuban Biyood Ka Dillaacay Degmada Yeed ee Gobolka Bakool Cabdullaahi Saalax Xuseen oo ka tirsan maamulka degmada Yeed ayaa goobjoog uga warramay in shubanbiyood ka dillaacay deegaanka ay u geeriyoodeen saddex ruux oo ka tirsan deegaanka. Cabdullaahi ayaa ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duniyo Cali: Dhaawacyada Qarixii Kaawo-godey Kuwo Aad u Sii Daran Maaha Madaxa Caafimaadka Isbitaal Madiina Duniyo Cali Maxmed ayaan ka wareysannay booqashadii madaxweynaha iyo iney jiraan dhaawacyo u baahan in dibaadda loo qaado oo lagu soo daweeyo. Dunyo ayaa ugu horreyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Bambaano Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar Qarax ka dhacay magaalada Jowhar ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee saldhigga ku leh xaafadda Hanti-wadaag ee Magaalada Jowhar. Qaraxan oo habeenimadii xalay ka dhacay magaalada ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Laga Qabsaday 15 Tuulo oo Ay Horay U heysteen Dalka Ciraaq Ciidamada Ciraaq ayaa waxay soo ceshadeen 15 Tuulo oo ay horey gacanta ugu hayay ururka Daacish, kadib bilowgii hawlgalkii millatari ee lagu dhawaaqay kaasi oo looga saarayay Daacish qeybta galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Kaawo Godey (SAWIRRO) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeellooobay qarixii ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee Degmada Wadajir ee ku sugnaa Isbitaal Madiina. Madaxweynaha ayaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Milkiilaha Telefashinka Universal oo Booliska Somaliland ay ku Xireen Magaalasda Hargaysa Milkiilaha Telifishinka Universal ayaa Booliska Somaliland ku xireen magaalada Hargeysa, iyadoo aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeeysa xarigiisa. Eng. Axmed Abubakar, milkiilihii Universal TV ayaa Booliska Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Batuulo Gaballe: Waxaan Rajeyneynaa In Ra’iisul Wasaare Laga Dhigo Qof Dumar Ah Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ka rajeynayaa in qof dumar ah uu ka dhigo Ra’iisul wasaaraha dalka. Guddoomiyaha ururkaasi Batuulo Sheekh Axme Gabelle…