2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo Degreeto Kusoo Saaray Maalinta Dhalinyarada Somaliland War-saxaafadeed maanta kasoo baxay madaxtooyada maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in maalinta dhalinyarada maamulku ay noqoneyso 20-ka bisha Labaad ee February oo sanadkasta loo dabaaldagayo. WAR-SAXAAFADEED …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Puntland Oo Shil Gaari Ku Geeriyoodey Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in guddoomiyahii gobolkaasi ee Puntland Mukhtaar Mahad uu ku geeriyoodey shil ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Laascaanood iyo magaalada Garoowe. Gaariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Maxamed Cumar Hagafey oo ahaa afhayeenka maamulkii la oran jirey Ximan iyo Xeeb ee ka dhisnaa degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan NISA Oo Lagu Weeraray Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen gaari uu la socday sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa NISA.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Turkiga Ee Tika Oo Qalab Waxbrasho Gaarsiisay Djibouti Wakaaladda iskaashiga iyo isku dubaridka Turkiga ee loo yaqaano Tika ayaa gaarsiisay qalabka Iskuullada arday ku dhaqan waddanka Djibouti Kaalmooyinka ay wakaaladdu gaarsiisay ardaydan ayaa waxay ka koobantahay 400 oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Digniin Kasoo Saartay Halista Ka Dhalan Karta Abaarta Soomaaliya Hay’addaha UNICEF iyo WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo caruurta ayaa ka digey iney kasii darto abaarta ka jirta Soomaaliya, haddii aan sida ugu dhaqsiyaha badan gurmad loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahanno Xil Raadis Ah Oo Buuxdhaafiyay Jowhar Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ku qulqulayey siyaasiyiin iyo sidoo kale aqoonyhanno xil doon ah, maadaama ay soo dhow dahay magacaabista golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud Sh. Cali waxaa 16kii Feberaayo 2017 loo magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. 3dii sano ee ugu danbeysey Xuseen waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dhaliilay Guddiga Abaaraha Ee Galmudug Kulan ay isugu yimaadeen Odyaal dhaqameed iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada bari ee gobolka Mudug ayaa lagu eedeeyey guddiga abaaraha maamulka Galmudug. Waxay waxgaradkani ku eedeeyeen guddigan ineysan weli deegaannadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 123 Kiis Kufsi Ah Oo Sanad Gudahiis Dhacay Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xasan Aw Cismaan ayaa ka hadlay tacadiyadii ugu dambeeyey ee dhanka Kufsiga, kuwaa oo ka dhacay deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Waxa uu sheegay…