2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Warbaahinta Dalkiisa Ku Tilmaamay Kuwo Cadaw Ku ah Shacabka Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbaahinta dalkiisa ku tilmaamay kuwo cadaway ku ah dalka Mareykanka. Hadal kuu soo qoray bartiisa Twitter-ka ayuu ku weeraray shabakada warbaahinta ugu waaweyn dalkiisa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaweyne Farmaajo Oo Mareykanka Ka Codsaday Xoojinta Taageeradooda Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo danjiraha dalka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa kulan ay ku yeesheen Jimcihii magaalada Muqdisho, waxaa looga hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Waxaan Dilnay 100 Qof Oo Argagaxiso Ah Ciidamada wadanka Pakistaan ayaa waxay sheegeen inay dileen 100 qof oo ay ku tilmaameen inay yihiin xagjiriin dilkaan ayaa waxa uu dhacay xilli ay ciidamda ay hawlgallo ay ka wadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kuwait Oo Deeq Gaarsiisay Somaliland Dowladda Kuwait ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiisay maamulka Somaliland. Diyaarad nuuca dagaalka ah oo deeqdaasi raashinka ahi waday ayaa ka degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Deeqdani ayaa loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo B/weyne Ka Bilaabay Dhismaha Waddooyin Muhiim Ah Maamulka gobolka Hiiraan ayaa gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi ka bilaabay dhismaha waddooyin muhiim ah oo dhexmara magaaladaasi. Duqa degmada B/weyne Cumar Aadan Ibraahim oo u waramay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Wasiir Ka Horyimid Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Koonfur Kalbeed Macalin Axmed Maxamed ayaa ka horyimid xil ka qaadis madaxwayanaha maamulkaasi uu kusameyay. Mudanahan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magaacabay Saraakiisha Ugu Sareysa Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa magaacay saraakiil ka tirsanaan doonta xafiiska madaxtooyada, raggan waxaa ay u badan yihiin safiirro shaqo ka soo tagay. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo waxaa uu Xuseen Macalin Maxamud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sacuudiga Oo Farmaajo Ugu Hambalyeeyay Xilka Madaxtinnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid U adeegaha labada Xaram , Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo Oo La Wareegay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Madaafiic Maanta Ku soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic maanta kusoo dhacday xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqisho, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la xaqiijiyey Labo…