1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Maalik Coldoon Hooyadiis: Wiilkeyga Waxaa Loo Xiray Taageerada Farmaajo, Anigaba Farmaajo Waan Taageeraa Maamo Faadumo Rooble Xuseen oo ah hooyada dhashay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Goobjoog News u sheegtay in wiilkeeda lagu xiray magaalada Hargeisa, iyadoo lagu eedeeyay in uu ku jiray ololaha madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Qoraal ay soo saartay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Tixsiile ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in khasaare kala duwan uu ka dhashay qarax Miino oo maanta halkaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Iyo Oromo Ku Dagaallamay Gobolka Soomaali Galbeed Dagaal u dhaxeeya Soomaaliya iyo Oromo ayaa lagu soo waramayaa in mar kale uu dib uga bilowday deegaanka Dheka ee gobolka Soomaali Galbeed. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii Labdan dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Sareeyo Guute, Duuliye Maxamuud Sheekh Cali oo ah taliyaha ciidamada cirka Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu ku sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameynayo ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Qarax Lagula Eegtay B/weyne Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gelinkii hore ee maanta ciidamo ka tirsan Itoobiya lagula eegtay duleedka magaalada Baladweyne. Kolonyo ay ciidankaan la socdeen ayaa la sheegay In Miino…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaar Ka Jirtay, Sh/dhexe Ganacsato iyo Qurbejoog Soomaaliyeed ayaa biyo dhaamin waxay ka bilaabeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo saameysay abaarta ka jirta gobollada dalka. Booyado biyo lagu qaadey ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Fargeeti Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Meel Marinta Golaha Wasiirada Ee Miisaaniyaddda Qaranka Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeto ayaa waxa uu ka hadlay shir ay iskugu yimaadeen wasiirada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo looga hadlaayay miisaaniyadda Dowladda ee sanadkaan . Wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar Iyo Jarmalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar, waxayna ka wada hadleen sidii xiriirka dalalkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Camaara: Wax Dagaal Ah Maanta Kama Dhicin Deegaanka Guddoomiyaha Camaara ee Mudug Yusuf Salaad Maxamed ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in aanu maanta dagaal ka dhicin deegaanka Camaara. Guddoomiyaha waxaa uu arrinkaas ka hadlaya “Wax dagaal ah ama…