5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 10-Caqabad Oo Farmaajo Ka Hortaagan In Uu Noqdo Madaxweynahii Loo Baahnaa Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somalia) soo maray madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol iyo magac u baxay, ma jirin madaxweyne ku guuleystay soo celinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Duulista Hawada: Farmaajo Waxaa Uu Ballan-qaaday Soo Cellinta Hawada, 23 Sano Lacagteeda In Laga Hadlo Waa Khatar Agaasimaha guud ee hey’adda duulista iyo saadaasha hawada Capt Cabdiwaaxid Cumar Sheekh Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay kullan dhexmaray hey’adda iyo madaxweynaha cusub ee…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Ujawaabtay Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo Ka Hadlay Saldhigga Milatari ee Berbera Maamulka Somaliland ayaa si adaga uga jawaabtay hadal ka soo yeeray hanti-dhowraha Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ku cambaareeyay heshiiska saldhigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon u Rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed Oo Ku Degtay Xeebaha Cumaan Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay inay kusoo wajahneyd degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ku degtay Xeebaha dalka Cumaan. C/fitaax Xuseen Sheekh oo kamid ah ganacsatada doonidan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Degmada Wadajir, Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay xaafadda B/xuubey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa la sheegay inuu ka kacay xarun ganacsi oo halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Israel Ee Masar Oo Amnigiisa u Baqay Madaxda Israel ayaa waxay sheegeen in Danjirahooda u fadhiya waddanka Masar inuu sii joogi doono Israel sababo la xariira dhanka ammaanka. Warmurtiyeed ay soo saareen laamaha amniga gudaha ee loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Mindiyo Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Waddanka China Waddanka China waxaa lagu dilay shan qof iyadoo lagu dhaawacay Shan kale weerar loo adeegsaday Mindiyo oo ka dhacay gobolka Chengyang ee galbeedka wadankaasi. Weerarkaan ayaa waxaa fuliyay Saddex qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: Saldhigga Imaaraadka Waa Mid Dagaal Dhalin Kara, Waxaana Ku Lug Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ah Dr. Nuur Faarax Jimcaale, Hanti-dhowraha Qaranka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay heshiiska ay Imaaraadka maamulka Somaliland kula galeen saldhigga Militari ee Berbera.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Lagu Aasay Boosaaso Meydka madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Jeneraal Cadde Muuse ayaa maanta oo Talaado ah waxaa lasoo gaarsiiyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Diyaaraddii siddey Meydka oo kasoo amba baxday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Maalgashiga Oo Ka Furmay Hargeysa Magaalada Hargeysa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda wadamada geeska Africa waxaana diiradda lagu saari doonaa fursadaha maalgashi oo ka banana meelaha…