1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Ku Soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Madaafiic lagu sheegay Hoobiyeyaal ayaa goor dhow kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay qaraxa ay sameeyeen illaa Shan madfac oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka ICRC oo Caawineysa 240,000 qof oo Ay Saameysay Abaarta daran ee Dalka Ka Jirta Nayroobi(ICRC)– Waqti ay soo kordheyso walaacyada ku saabsan abaarta daran iyo macluul suurtagal ah in ay ka dhacdo Soomaaliya, ayaa Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo Lacago Ugu Deeqay Abaaraha Somaliland Guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugnaa maalmihii dambe dowladda Jabouti ayaa lagu wareejiyay lacago kaalmo abaareed oo xogeynta IGAD ay isku xilqaantay. Lacagtan oo ay cadadeedkeedu ahaaa 50, 000 oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xil-Wareejinta Kadib, Xasan Sheekh Iyo Qoyskiisa Maxaa Sugaya? Waxaa maanta xilka iska wareejinaya madaxweynihii Xasan Sheekh Maxamud, hadaba waxaa isweydiin leh, Xasan Sheekh iyo qoyskiisa xageebay aadayaan, dowladda ma martigelin doontaa, ammaankooda mala sugayaa mise, daryeel ma leeyihiin?…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Diley Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa Saddex ruux aano qabiil loogu diley deegaanno hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dabley hubeysan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenay Ka Dambeysay Dilka Kim Jong Nam oo Lagu Qabtay Dalka Malaysia Booliska dalka Malaysia ayaa Arbacadii sheegay in gacanta ay ku dhigeen haweenay Myanmar ah, isla markaana ay raadinayaan ajaanib kale kuwaas oo ku lug lahaa dilkiisa Kim Jong-un, madaxweynaha Kuuriyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaaajo Oo Maanta La Wareegaya Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in maanta oo Khamiis ah uu xilka kala wareego Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Sacuudiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sucuud, waxaana boqorka uu ugu hambalyeeyay guushii uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden Oo Balanqaadday Ka Qeybqaadasha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmajo) oo maalmahan kulamo la lahaa Safiirrada dalalka shisheeye ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta qaabilay Safiirka Sweden Mudane Mikael Lindvall,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 qof Ayaa Ku Dhimatay Weerar Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay halka 42 kalena ay ku dhaawacmeen weerar baabuur miineysan loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Alsadr taasoo ku taallo waqooyi bari ee dalka…