1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay suuq ku yaalla xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid aad u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Masar iyo Kenya oo Ka Wadahadlay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin La Dagaallanka Argagixisada iyo Soomaaliya Madaxweynayaasha Masar iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi ayaa ka wadahadalay arrimo dhawr ah la dagaallanka argagixisada iyo arrimo kale oo ay Soomaaliya ku jirto. Safiir Calaa Yuusuf oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Albaabada Loo Laabay Isbitaalka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in Albaabada loo laabay, kadib markii ay degmadaasi isaga baxday hay’ad la sheegay iney maamuleysay. Madaxa caafimaadka ee degmada Buurdhuubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ku Dhaawacmay Madaafiicdii Kusoo Dhacday Warta Nabadda Oo Gurmad Caafimaad u Baahan Ehlada dadkii ku dhaawacmay Madaafiic 16-kii bishan kusoo dhacday xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya iney gurmad caafimaad u fidiso dadkaasi. Wariyaheena…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Galgaduud Qaarkood Oo Cabasho Ka Ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Galmudug Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cabasho ay ka yihiin guddiga gurmadka abaaraha Galmudug oo ay sheegeen in illaa iyo hadda aaney wax kaalmo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: NISA Oo Dad Iyo Gaari u Qabatay Dilal Iyo Dhaawacyo Shalay Ka Dhacay Muqdisho Ciidamada NISA ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen gaari la sheegay inuu ahaa midkii shalay lagu fuliyey Labo weerar oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Dib u Dejin Loogu Sameeyay Dalka Maraykanka Ugu yaraan 140 Soomaali qaxooti ah ayaa waxaa dib u dejin loogu sameeyay wadanka Maraykanka kadib markii ay maalmo u xayirnaayeen hadal kasoo baxay madaxweynaha dalkaasi Donald Trump kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aasaasihii Al-Jamaaca Al-Islaamiyada Dalka Masar oo Ku Geeriyooday Xabsi Ku Yaalla Dalka Mareykanka Aasaasihii kooxda “Al-Jamaaca Al-Islaamiya” ee dalka Masar ayaa ku geeriyooda xabsi ku yaalla dalka Mareykanka oo uu ku qaadanayay xukun xabsi daa’im. Asmaa oo ah gabar uu dhalay sheekh Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Wakiillo Ka Socda AMISOM Kala Hadlay Sida Ciidamada Soomaalida Loo Diyaarin Lahaa Villa Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in sabtidii ay aheyd mid mashquul badan, Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulammo la yeeshay safiirro dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo isagoo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ka Hadlaya 37 Qof Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Koofur Galbeed Senator Xuseen Sheekh Maxamud oo ka mid ah xildhibaannada aqalka sare ee laga soo doortay koofur galbeed ayaa baaq uu soo gaarsiiyay Goobjoog News waxaa uu uga hadlay shuban biyood…