1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Golaha Ammaanka Iyo Monitoring Group Oo Hadlay Hubka Iyo Saldhigyada Militari Dalka Kazakhstan ayaa guddoomisay shir ay guddi ka tirsan golaha ammaanka ee qaramada midoobay uga hadleen hubka, saldhigga militari ee imaaraadka iyo dhammaan arrimaha Soomaaliya iyo Eritrea. Kazakhstan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asluubta Oo u Dabaaldegay 47 Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Aas-aaskooda Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ah waxay u dabaaldegeen 47 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas-aasay ciidamadaasi. Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta xabsiga dhexe ee Xamar, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Laga Soo Sheegayo Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad adag oo biyo yari ay ka jirto degmadaasi iyo deegaannada ku dhow, kadib markii uu ciladoobay mid kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Somaliland Ugu Baaqdey Siideynta Wariye Coldoon Ururka suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland in si shuruud la’aan ah lagu siidaayo wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku xiran magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Muqdisho u Yimid Talo Siinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo isniin ah waxay soo gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Axmed Madoobe ayaa kasoo ambaba baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saldhigyo Hor Leh Ka Sameysanaya Gobolka Mudug Saraakiisha Dhanka amniga ee maamulka Galmudug ayaa sheegay iney wadaan qorshe ay fariisin ciidan kaga sameysanayaan deegaanno ka tirsan bariga gobolka Mudug oo meello kamid ah ay xilligaan maamusho Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Cambaareeyey Qaraxii Degmada Wadajir Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keatig ayaa cambaareeyey weerarkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay goob shacab badan ku sugnaayeen degmada Wadajir ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Magacaabayo Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa shaaciyey waqtiga uu soo magacaabi doono golaha wasiirada ee maamulkiisa. Cosoble ayaa sheegay in hadda uu inta badan soo gabagabeeyey wadatashiyadii uu la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Batariyada Ka Furata Nalalka Cadceedda Ku Shaqeeya Oo Lagu Qabtay Boosaaso Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxay ku xireen rag la sheegay in ay marar badan Batariyada ka furteen nalalka ku shaqeeya cadceedda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “100 Kun Oo Doolar Ayaan Siineynaa Ciddii Soo Sheegta Gaari Qarax Sida” Madaweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ka hadlay amniga guud ee dalka, ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay sidii ay dalka uga saari lahayd Xarakada…