1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Rayidka Oo Maanta Aan Kasoo Dageyn Garoonka Aadan Cadde Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in maanta o Arbaco ah, 22-ka February 2017 in aanu jiri doonin duulimaadyadii rayidka ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Loo Xiray Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo Waxaa maanta gabi ahaanba xiran waddooyinka magaalada Muqdisho, sababo la xiriira munaasabadda caleema saarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Ciidamada dowladda ayaa lasoo dhigey waddooyinka Muqdisho guud ahaan, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Caleema Saarayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah lagu caleema saaro magaalada Muqdisho. Munaasabadda caleema saarka madaxweynaha ayaa waxaa ka qeybgali doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 Qof Oo Ku Geeriyootay Abaaro Ka Jira Mudug Iyo Galgaduud Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa in ay ka dhasheen abaaro ba’an oo ka jira deegaanno ka tirsan Mudug iyo Galgaduud. Shire Xirsi Maxamud, wasiirka gargaarka maamulka Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: 60 Xildhibaan Oo Ka Horyimid Wasiirada Cusub In kabadan 60 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyaga oo ka hor yimaadeen magacaabista golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Isku Soobax Roob Doon Ah Ka Sameeyay Baydhabo Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sameeyay isku soobax roob doon ah, waxaana ay isugu tageen fagaare ku yaalla magaaladaasi, halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Kismaayo Oo Laga Daah-furay Magaalada Xeebta Ah In ka badan kun(1000) buug ayaa maanta lagu soo bandhigay carwada buugaagta ah ee Kismaayo taas oo magaalada xeebta ah ka socon doona muddo labo maalin ah. Furitaan-ka Bookfair-ka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Somaliland Oo Ka Warbixiyey Xarigga Labo Suxufi Oo Ku Xiran Hargeysa Taliska ciidanka Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa maanta waxay faah faahin dheeraad ka bixiyeen xarigga Labo Suxufi oo ku xiran magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi. Afhayeenka ciidamada Booliiska Somaliland Faysal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Wasiirada Cusub Ee Hirshabelle Oo Ka Dhacay Jowhar Maanta oo Talaado ah waxaa dibadbax looga soo horjeedo wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle uu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Odoyaal dhaqameed, siyaasiyiin, dhallinyaro iyo haween…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Waa In Uu Ra’isul Wasaarahan Magacaabo Arabaca 22-ka Februay, waa maalinta caleemo saar-ka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabduulahi Farmaajo, arrinta la wada sugaayo middaasi ma aha, waa ku dhawaaqista ra’isul wasaaraha federaalka ah ee Soomaaliya, qofka uu…