1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland: Waa La Tooganayaa Maxaabiista Aan Ka Hayno Al-shabaab Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in la toogan doono dagaalyahannada ay ka hayaan Al-shabaab, sidoo kalena sharci hor leh laga soo saaray sugista amniga guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Cali Kheyre: Waan Aqbalay Xilka Ra’isul Wasaare ee La ii Magacaabay Xasan Cali Kheyre oo saaka madaxweyne Farmaajo u magacaabay Ra’isul wasaaraha Cusub ee dalka ayaa sheegay inuu magacaabistiisa ogolaaday, isla markaan haddii la ansixiyo uu soo dhisi doono dowlad ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Cali Kheyre Madaxweynaha federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka ra’isul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Kheyre, waa Soomaali heysta dhalashada dalka Norway, waxaa uu u dhashay Hawiye, Murusade, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareejintii Dekedda Berbera oo Saameyn Taban Ku Yeelatay Shaqaalihii Dekedda 200 oo ka mid ahaa shaqaalihii dekedda Berbera ayaa loo sheegay inaaney ka sii shaqeyn doonin dekedda maadama aaney shirkadda DP World qaadi karin shaqalaha baaxadaa leh ee dekedda shaqeeya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Amba Baxay Sacuudiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah u amba baxay dalka Sacuudiga. Diyaarad gaar ah ayaa madaxweyne Farmaajo saakay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa. Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana madaxweyne Farmaajo uu shaqsigan u rajeeyey inuu Allah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay Gelinkii dambe ee maanta waxaa dib loo furay waddooyinka magaalada Muqdisho oo maanta loo xirey caleema saarkii madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Gabal dhacii maanta waxaa dib u bilowday isku socodkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Madaafaiic Kusoo Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic gelinkii dambe ee maanta kusoo dhacay xaafadda Kaawo Godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Ugu yaraan 5…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Caalim “Dowladda Dhexe Iyo Maamullada Oo Wada Shaqeeya Ayaa Meesha Ka Saari Kara Faragelinta Shisheeye” Diplumasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in faragelinta shisheeye ay ku yaraan karto wada shaqeyn fiican oo dhexmarta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Diplumasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay inay jirto faragelinta…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadaha Madaxda Iyo Marti Sharafka Ka Soo Qeb-galay Caleemo-saarka Farmaajo Waxaa Goordhaw soo dhammaaday xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka socotay garoonta Aden Cadde. Xafladda waxaa ka soo qeyb-galay labadii madaxweyne ee Farmaajo ka horreeyay, guddoonka labaqa…