1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaar Uga Soo Barakacay Baay Iyo Sh/hoose Oo Soo Gaarey Duleedka Muqdisho Kumanaan ruux oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobollada Baay Iyo Shabellaha Hoose ayaa maanta soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. C/raxmaan Axmed Cali Garyare, guddoomiyaha Garasbaaley oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya beello magaaladaasi wada deggan. Xaafado ka tirsan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Ra’isul Wasaare Kadib, Liiska Iyo Tirada Wasaarado Ay Tahay In Aanuu Magacaabin Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre 16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Wariye Coldoon Iyo Agaasimaha Talefeshinka Start Oo Maanta La Maxkamadeynayo Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay kasoo muuqdaan Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo sidoo kale agaasimaha Tv-ga Star, Maxamed Baashi Xaaji Xasan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/xaawo: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Walaxa Qarxa Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo waxay ku qabteen Miinooyin la sheegay in lagu aasay waddooyin mara degmadaasi. Howlgal ay ciidamadan sameeyeen ayeey ku qabteen Labo Miino…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Nin Aragga La Oo Noloshiisa Ku Maareeya Biyo Uu Dhaamiyo Isagoo 5 sano jir ah ayuu aragga belay Maxamed Adan Canjeex, kadib markii uu dameer ka haraantiyey wejiga isaga oo ah wiil yar oo nolosha duniadani u cusubtahay, Indhoolanimadii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in khasaare nafeed uu ka dhashay dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay deegaanno gobolkaasi kamid ah. Ku dhowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ku Baaqay In Lala Shaqeeyo Dowladda Federaalka Xildhibaan Maxamed Tahliil oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa shacabka Soomaaaliyeed ugu baaqey iney la shaqeeyaan dowladda cusub ee madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Dhexdilay Masjid Ku Yaalla Degmada X/jajab Ee Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho ku dhex dileen askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Masjidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya oo Raashin Mucaawino ah Gaarsiisay Somaliland Somaliland ayaa waxaa soo gaaray deeq raashin loogu talogelay dadka abaarhu dhibaateeyeen ee gobollada kala duwan ee maamulka, iyadoo deeqda ay ka timid dhanka dowladda Itoobiya. Raashinkan oo ka koobnaa…