Xil-Wareejinta Kadib, Xasan Sheekh Iyo Qoyskiisa Maxaa Sugaya? Waxaa maanta xilka iska wareejinaya madaxweynihii Xasan Sheekh Maxamud, hadaba waxaa isweydiin leh, Xasan Sheekh iyo qoyskiisa xageebay aadayaan, dowladda ma martigelin doontaa, ammaankooda mala sugayaa mise, daryeel ma leeyihiin?… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Saddex Qof Oo Lagu Diley Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa Saddex ruux aano qabiil loogu diley deegaanno hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dabley hubeysan ayaa la…
1 daqiiqo Haweenay Ka Dambeysay Dilka Kim Jong Nam oo Lagu Qabtay Dalka Malaysia Booliska dalka Malaysia ayaa Arbacadii sheegay in gacanta ay ku dhigeen haweenay Myanmar ah, isla markaana ay raadinayaan ajaanib kale kuwaas oo ku lug lahaa dilkiisa Kim Jong-un, madaxweynaha Kuuriyada…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaaajo Oo Maanta La Wareegaya Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in maanta oo Khamiis ah uu xilka kala wareego Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Sacuudiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sucuud, waxaana boqorka uu ugu hambalyeeyay guushii uu ka…
1 daqiiqo Dowladda Sweden Oo Balanqaadday Ka Qeybqaadasha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmajo) oo maalmahan kulamo la lahaa Safiirrada dalalka shisheeye ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta qaabilay Safiirka Sweden Mudane Mikael Lindvall,…
2 daqiiqo 18 qof Ayaa Ku Dhimatay Weerar Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay halka 42 kalena ay ku dhaawacmeen weerar baabuur miineysan loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Alsadr taasoo ku taallo waqooyi bari ee dalka…
1 daqiiqo Cabdi Maalik Coldoon Hooyadiis: Wiilkeyga Waxaa Loo Xiray Taageerada Farmaajo, Anigaba Farmaajo Waan Taageeraa Maamo Faadumo Rooble Xuseen oo ah hooyada dhashay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Goobjoog News u sheegtay in wiilkeeda lagu xiray magaalada Hargeisa, iyadoo lagu eedeeyay in uu ku jiray ololaha madaxweynaha…
1 daqiiqo Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Qoraal ay soo saartay wasaaradda…
1 daqiiqo 5 Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Tixsiile ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in khasaare kala duwan uu ka dhashay qarax Miino oo maanta halkaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda…