1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Iska Fogeysay Bogaadinta Xaliimo Yarey ee Arrimo Doorasho Qaramada Midoobey , xafiiskeeda Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Xaliimo Yarey iyo guddigeeda ku bogaadiyeen arrimo doorasho la xiriira. Xafiiska UNSOM oo la soo xiriirtay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Soomaaliya oo Codsatay Xubinnimada Golaha Ammaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u gudbisay codsi ku aadan ka mid noqshoda xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha 2023-ka. Muuqaal laga duubay wadahadal dhexmaray Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:- Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi “Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi ”Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Faarax Ka Jeediyay Golaha Shacabka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Hadaljeedinta Guddiga Waxaa laga Dheehan Karaa Muddo kordhin Rimman Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdusho ayaa soo dhoweeyey ansixinta kuraasta aqalka sare ee matalaadda Muqdisho, waxaa uuse ku dheeraaday falcelintiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Sacuudiga Ku Ammaantay Sidey Xajka Ugu Koobeen Inta Gudaha Deggan Wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya ayaa la sheegay iney dalka Sacuudiga ku ammaantay talaabada iyo go’aanka ah iney Xajka sanadkan ku koobeen inta ku sugan gudaha dalkaasi. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Shacabka Muqdisho Oo Hambalyo U Diray Dowladda Jabuuti Dadweynaha reer Jabuuti ayaa u dabaal-degaya maalmaha xoriyada ee 27-ka Jun, hadaba qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay dabaal-degaas ee ka socota Jabuuti. Halkan Ka Daawo Aragtida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Deegaanada Somaliland Waxa Ay Ardaydu U Fariisteen Imataxaanka Shahaadiga Dergaanada Somaliland waxa ay ardaydu u fariisteen Imataxaanka shahaadiga wariyaha Goobjoog ee Somaliland Caydaruus Maxamed ayaa warbixinta ka soo diray magaalada Hargaysa. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Ardayda Somaliland Oo U…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaal Ka Dhacay Galgaduud Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa ku baaqay in in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedyo, kasoo cusboonaaday deegaannada Xananbuure iyo Qalaanqalle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Kulanka Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Siciid Cabdulllaahi Dani oo ujeedkiisu ahaa in iskaashi ay labada Maamul ka wada yeeshaan xoojinta Amniga dib…