1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Bogaadisey Tallaabadii Tartanka Looga Reebay Musharraxiin Aqalka Hoose Ah Qaramada Midoobey iyo beesha Caalamka ayaa waxay amaaneen tallaabadii uu qaadey guddiga doorashada Soomaaliya, taas oo tartanka looga reebayo qaar kamid ah musharraxiinta oo lagu eedeeyey in ay ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Hambalyo u Direy Jubbaland Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo wuxuu u direy maamulka Jubbaland, shacabka iyo waxgaradka maamulkaasi. Waxa uu madaxweyne Xasan ugu hambalyeey sida ay kusoo dhameystireen doorashada xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in meel duleedka kaga beegan magaaladaasi uu ka dhacay dagaal beeleed. Dagaal beeleedkani oo dhowaanahan ka taagnaa galbeedka gobolka Hiiraan ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Iyo Xanuunno Ka Jira Gobolka Gedo Sida ay sheegayaan dad ku sugan degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa jira xaalado dhanka nolosha ah oo aad u adag oo ay wajaheen dadka xoolo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ka Soo Barakacay Kaxandhaale Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolal Xumo Iyo Colaado Dadkii ka soo barakacay degaanka Kaxandhaale eek u yaalla xuduudda gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah. Malleeshiyo beeleedyo ay wehlinayaan ciidanka Itoobiya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyada Doorashada: Hanjabaado , Isdaba marin Liis, cagajuglayn iyo Takrifal Hanti Ayaa Doorashada Ka Dhacday War Saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ayaa lagu sheegay in doorashada ay hareeyeen hanjabaadyo ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddi Loo Magacaabay Abaaraha Madaxweynaha dowladda Galmudug ayaa guddi u magacaabay abaaraha ka jira gobollada Galgaduud iyo Mudug oo saameyn aan yareyn ku yeeshay dadka iyo duunyada. War qoraal ah oo ka soo baxay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Magacyada Xildhibaannada Cusub, Wasiirro Iyo Xildhibaanno Dib Loo Doortay Iyo Musuqii Doorashada Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Toban(10)ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Maanabooliyo, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhex dhacay gaari nooca loo yaqaan Kaarib islamarkaana uu watey sarkaal ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Iyo Galmudug Oo Ka Shiray Arrimaha Doorashooyinka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan…