1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Dadban Ee Soomaaliya Oo Markii 3-aad Fashilmay Waxaa maanta fashilmay doorashada lagu ballan sanaa ee guddoonka labada aqal, arrintaas oo mugdi-gelisay in Soomaaliya ay madaxweyne yeelato November 30-keeda. Guddiga doorashada dadban ee federaalka ah oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Abwaanka Geeriyooday Ee Maxamed Jaamac Kayd Abwaan Maxamed Jaamac Kayd oo ku sii magac dheeraa Kayd Dhegoole sannadkii 1952-dii ayuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xarunta u ah , halkaasi ayaanu waxbarahsada qaybta hoose…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Dib u- dejinta Oo Isku Qabsaday Qaxooti Ka Imaanayey Yemen Wasaaradaha caafimaadka iyo dib u- dejinta maamulka Somaliland ayaa isku khilaafsan in la soo qaabilo dadka Soomaalida iyo Yemenida iskugu jira ee ka soo barakacaaya dagaalada sannadkii saddexaad u gudbay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho (SAWIRRO) Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka Midowga Yurub Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO. Kulankani ayaa waxaa looga hadalayay arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Salaad Roob Doon Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Galmudug Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Oo Ku Baaqay In Gurmad La Gaarsiiyo Dadka Ay Abaaruhu Ku Heystaan Gobollada Galgaduud iyo Mudug Iyadoo Gobollada Dalka Soomaaliya ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Petroolka Oo Aan u Tartamin Xildhibaannimo, Kadib Markii Lagu Eedeyay Musuq Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir ayaa ku guuleystay kursigii laga joojiyay wasiirka Petroolka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar. Kursiga waxaa ku tartamayey Cabdulahi Maxamed Shaacir iyo Cabdulahi Ibrahim, ninka dambe ayaa tanaasulay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Go’aan Kasoo Saaray Rabshado Ka Dhacay Jowhar Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa go’aan ka soo saaray rabshado ka dhacay magaalada Jowhar 18-kii bishan taasi oo u dhaxeysay Labo musharrax oo ku tartamayey kursiga aqalka hoose.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF Oo Ammaantey Heerka Kobaca Dhaqaalaha Soomaaaliya Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ammaantay heerka kobaca dhaqaalaha Soomaaliya kadib saraakiil ka socotey hay’addaasi oo magaalada Nairobi kula kulmay wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti. Waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Maxamed Bashiir “Hala Daayo Farogelinta Lagu Hayo Duubabka 135-ka Ah” Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan oo kamid ah 135 duub ee soo xulay ergooyinka dooranaya xildhibaannada aqalka hoose ayaa Goobjoog u sheegay in Ugaasyada qaar awoodahooda hoos loo dhigey. Wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Oo Baaq u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa baaq ku aadan abaaraha ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan. Sheekh Bashiir Axmed…