1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon Ah Oo Lagu Oogay Gobollada Dhexe Salaad roob doon ah ayaa maanta laga tukaday dhowr degaan oo ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Degmooyinka Matabaan iyo Dhuusamareeb iyo degaanka Xeraale ayaa laga tukaday salaado roob doon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Abaaraha Ka Jira Puntland Oo Ka Dhacay Garoowe Maanta oo Talaada ah waxaa kulan ku yeeshey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Madaxda maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Guddiga abaarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Ugu Maqnaa Itoobiya Iyo Kenya Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo lagu soo dhoweeyey. Xubno kamid ah Baarlamaanka iyo wasiirada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Gaas Oo La Kulamay Wafdi Ka Socday UNSOM Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu madaxtooyada magaalada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayey madaxa xafiiska UNSOM ee Puntland Mr. Aaward Bell. Mr.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddiga Doorashada Oo Sheegay In Doorashooyinka u Joojinayaaan Dhaqaale La’aan Darteed Guddiga doorashada dabdan heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa sheegay in ay macquul tahay inay hakiyaan howlaha doorashooyinka sababo la xiriira dhaqaale xumo jirta. Guddoomiyaha guddigaasi Khaliif Aw Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Jubbaland Oo La Kulmay Horjoogayaasha Xeryaha Dhadhaab Wafdi ka socda maamulka Jubbaland islamarkaana uu hoggaaaminayo wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Maxamed Warsame Darwiish ayaa gaarey xeryaha Dhadhaab, halkaasi oo ay kula kulmeen horjoogayaasha xeryahaasi. Waxyaabaha ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Dib Uga Billaabmaya Kismaayo Iyo Jowhar Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in dib ay uga billowdaan doorashooyinka aqalka hoose, magaalooyinka Jowhar iyo Kismaayo, oo maaalmo hakad gashay doorashada. Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu dooran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Saddexaad Oo Xiran Iskuul Ay Wax Ku Baran Jireen Ardeyda Dhuusomareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maalintii Saddexaad uu xiranyahay Iskuul ay wax ku baran jireen inta badan ardeyda ku nool degmadaasi. Iskuulkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Ciidamadeennu Waxay Mudan Yihiin Inaan u Aqoonsanno Geesiyadeenna Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga guud ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya. Waxa uu sheegay Madaxweynaha oo hadal ka jeedineyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Garab Istaagaya Ganacsatada Soomaaliyeed Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay garab istaagi doonaan ganacsatada Soomaaaliyeed ee ku sugan gobolka, si loo helo ganacsi miro-dhala oo ka hanaqaada gobolka Banaadir. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha…