2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Ma Wada Xallin Karo Cabashada Doorashooyinka Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegayaa in Dowlada ay ku dadaali doonto wax ka qabashada tabashooyinka ka yimid doorashadda dadban ee 2016-ka. Madaxwayne Xasan waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bashiir Goobe: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa Nabada Sugidda La’aantood Ciidan Ma Jiro Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Goobe ayaa sheegay in Ciidamada qaybaha kala duwan ay u baahan yihiin waqtigan qalabayn iyo in ay helaan Mushaarkooda. Taliyaha asluubta Bashiir Goobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Oo Ka Hadley Dhalinyaro Mareykanka Ku Xiran Iyo Trump Iyo Soomaaliya Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegtay in aysan awood u laheyn in ay ka hadasho dhlainyarada Soomaaliyeed ee lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka sharciyada wadankaas u yaala …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidley Shaqo La’aan Ka Cabanaya Sababo La Xiriira Roobka Deyrta Gadiidleyda Qaar Gobalka shabeellada Hoose ayaa shegay in mudo saddex maalin ah shaqa la’aan ay yihiin kadib roobabkii ugu danbeyay ee ka da’ay gobalkaasi Wadooyinkii ay isticmaali jireen ayey shegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudd. Doorashada Oo Baaraya Wasiir Federaalka Ah Oo Lagu Eedeeyay Laaluush, Lagana Istaajiyay Tartanka Aqalka Hoose Guddiga doorashada dadban ee dowlad goboleed-ka Jubbland ayaa tartanka xildhibaannimo ka istaajiyay Maxamed Mukhtaar Ibrahim oo ah Wasaaradda Batroolka & Macadanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dadkii Barakacay Oo Dib Ugu Laabanaya Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dadkii shacabka ahaa ay dib ugu laabanayaan magaaladaasi. Dadkani ayaa dib ugu soo guryo noqotay magaalada Gaalkacyo markii lagu guuleystay in ciidankii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya iminka magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in magaaladaasi lagu dilay nabadoon laga yaqaanay gobolka Hiiraan. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Nabadoon Bocor Axmed waxaana diley dableey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majmaca Culumada Oo Ka Digey In Carruurta Lagu Xadgudbo Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay maalinta xuquuqda carruurta adduunka oo maanta meelo badan oo caalamka kamid ah laga xusayo. Majmaca waxay sheegeen in carruurta xil la iska saaro isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isu Soo Bax Roob Doon Ah Oo Ka Dhacay Jowhar Isu soo bax roob doon ah ayaa ka dhacay maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Isu soo baxani ayaa dadka Alle ay kaga baryayeen inuu ka dulqaado culeyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Micheal Keating Oo Gaaray Jowhar Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa goor dhow diyaarad uu la socday ay ka dejisay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Danjire Micheal Keating oo…