Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku beganeyd 21 November . Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed doorka…