1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Muqdisho Hal askari ayaa dhintay mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii ciidamada dowladda federaalka qarax lagu la eegtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Qaraxani oo nuuciisa lagu sheegay miinada meelaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego Oo Wada Howlgallo Amniga Lagu Sugayo Maamulka Degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in wax kaga qabtaan ammaanka inta u dhaxeysa degmooyinka Leego iyo Buurhakaba. Wadada xiriirisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Ammaanka Oo Ka Warbixiyay Howl-gal Ka Socda Leego iyo Burhakaba Ciidamada Dowlada Federaalka Somaaliya oo isku fidiyay saaka inta u dhaxeysa Leego iyo Burhakaba iyagaoo halkaasi ay doonayaan iney howlgalo ka sameeyaan. Gudoomiyaha Leego Maxamed Cabdi Xasan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Ingiriiska Oo Danjire Cusub U Magacawday Soomaaliya Boqortooyada Dalka Ingiriiska ayaa David Concar u magacawday safiirka dalkaasi u fadhin doona Soomaaliya mudada soo socota. David Concar oo shaqada la wareegi doona January 2017-ka, waxaa uu badalayaa Harriet…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xubin Ka Tirsan Guddiga Doorashada Oo Uu Wasiir Dowladda Federaalka Ah Handaday Haddii doorashada ka bacdi iyo inta doorashada lagu jiro ay wax isoo gaaraan, waxaa I dilay Maxamed Cali Xagaa Fardowsa Maxamed Ducaale oo ka tirsan guddiga doorashooyinka dadban ee heer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Shariif Xasan Iyo Micheal Keating Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyo wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa muddo labo saac ah shir ku yeeshay magaalada Baydhabo. Kulankani oo ka dhacay guriga Madaxtooyada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Iyo Xarumo La Dhacay Dableey hubeysanayaa maanta suuqa Bakaaraha dil ugu geystay qof shacab ah oo gudaha suuqa ku sugnaa kadib markii uu diiday sida la sheegay Mobilekiisa oo ay xoog kaga qaadanayeen. Qofka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Taliyaha Booliska Nugaal Oo Xilkiisa La Wareegay Iyadoo dhowaan taliyaha booliska Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax Ereg wareegto uu soo saaray uu xilka kaga qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal G/sare Cabdiraxmaan Xaaji Abshir Qaaqaan ayaa waxaa maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka R/wasaare Cumar “Nabadda Gaalkacyo waa in wadajir looga shaqeeyaa” Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor fadhiyay in muddo ah Xaafado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Walaac Ka Muujiyay Rabshado Ka Dhacay Jowhar Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) ayaa waxaa uu soo saaray war saxaafadeed ku aadan rabshado jimcihii ka dhacay xarunta doorashooyinka ee Jowhar. Warka waxaa uu qornaa: Guddiga Federaalka Hirgelinta…