3 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalimiin Masaari Oo Wax Ka Dhigi Doona Dugsiyada 15 May Iyo Xasan Barsane Wasaaradda waxbarashada ayaa dhigeeda Masar heshiis kula gashay in Masaarida lagu wareejiyo maamulka iyo waxbasrashada hoose iyo dhexe ee dugsiyada caanka ah ee 15 May Iyo Xasan Barsane. Wareejinta labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax Xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Suuqa Beerta degmada Waaberi halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Ugu Yaraan Seddex Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Halka Tiro Kalena Ay ku Dhaawacantay Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Keating Oo Cadaado Gaaray Iyo Kulan Ka Socda Madaxtooyada Galmudug (SAWIRRO) Danjiraha Qaramada Madoobe Keating Iyo Madaxda Galmudug Oo Hadda Kulan Uu Uga Socdo Madaxtooyada Magaalada Cadaado Danjiraha Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya MR. Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Sixid Lagu Sameeyay Hannaanka Doorashada Dadban ee Somaliland Hanaanka doorshada dadban ee Somaliland oo bishan bilowgeedii kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka ayaa lagu sameeyay dib u sixid odayaasha dhanqanka qaar. Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalmudug: Diyaar Baan u Nahay Difaaca Dalkeenna Iyo Dadkeenna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in mar walbo ay diyaar u yihiin difaaca dalka iyo dadkooda, islamarkaana ay garab siin doonaan cid walbo oo isku diyaarisa in dalka ay difaacdo. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MSF: Soomaali Kasoo Carartey Abaar Ayaa u Gudbay Itoobiya Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in qaxooti badan oo Soomaaliyeed islamarkaana ka cararay abaaraha ka jira dalka ay ka tallaabeen xuduudda u dhaxeysa Soomaaaliya iyo Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Gedo Oo Ka Qeylo Qaaday Abaarta Ka Jirta Gobolkaasi Waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka qeylo dhaamiyey abaar daran oo ka jirta deegaanno kamid ah gobolkaasi, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Nabadoon Daqare Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay S/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo habeen kahor duqeyn ka geystay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaaradahan oo ahaa sida la sheegay kuwa qumaatiga u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Lagu Sameeyey Xuquuqda Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in isbedal ballaaran ay ku sameeyeen xuquuqda maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Taliye ku xigeenka ciidamada Asluubta C/kariin Afrax oo la…