1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Cusub Oo Shahaado Lagu Guddoonsiin Doono 24 Saac Gudahood, Kuraasta Lagu Muran San Yahay Kuma Jiraan Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Cumar Maxamuud Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay 24 gudahood ay bixin doonaan shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal. Somaliland waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fiqi Oo Ka Mid Noqday Xildhibaannada Aqalka Hoose Maanta waxaa ay doorashada aqalka hoose ka dhacday Galmudug iyo Hirshabeelle, waa labo ka mid 5 maamul goboleed ee doorashada aqalka hoose ay ka socoto. Ilaa iyo hadda 174 Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka Xarardheere Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaallo maalmahan ka dhacayay degaanno ka tirsan gobolka Mudug. Dagaalladani oo ka socda degaannada Dumaaye iyo Dabagalo ee hoostaga magaalada Xarardheere ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka mid Ah Odayaasha 135-ta Oo Lagu Xirey Muqdisho Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku xireen mid ka mid ah waxgaradka 135-ta Oday dhaqameed ee soo xulay baarlamaanka. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Mahadaay Dagaal ayaa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dagaalkani uu yimid markii koox hubeysan ay weerar ku ekeeyeen saldhigga degmadaasi oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Koonfurta Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Al-shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka. Dagaalkan ayaa goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ka Duushay Soomaaliya Oo Shil Ku Gashay Kenya Diyaarad ka duushay Soomaaliya ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka waxay sheegayaan in diyaaradan ay u bixi waayeen cagaha, waxaana saarnaa rakaab…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Qunsulka Masar Oo Goobjoog Uga Waramay Waxbarashada, Deeqaha, Maalgeshiga Masar Iyo Taageerada Amni Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah la yeelatay qunsulka Masar ee Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy, qunsulka waxaa uu ka hadlay xiriirka labada dal, dugsiyada ay ka furayaan Soomaaliya, deeqaha waxbarasho,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Maxaabiis Isku Deldeshay Xabsiga Berebera Laba maxbuus oo maskax ahaan u jiran ayaa isku dhex deldelay xabsi ku yaalla magaalada Berbera. Labadan maxbuus oo dambiyo kala duwan u xiran ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim Waceys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Salaad Roob Doon Laga Tukaday Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay sameeyeen culumada iyo shacabka magaaladaasi oo Alle lagu weydiisanayay raxmad iyo roob. Culumada ayaa maanta bulshada uga yeeray garoonka weyn…