2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ganacsiga Dhuxusha Oo La Joojinayo Haweenka ka ganacsada dhuxusha ee magaalada Boosaaso ayaa cabasho xooggan xilligani ka muujinaya go’aan ka soo baxay maamulka gobolka Bari. Maamulka gobolka Bari ayaa dhowaan soo saaray go’aan ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Harraad Ugu Dhintay Bandarbeyla, Bari Saciid Anteeno ayaa u sheegay Goobjoog News in xaalado adag ay ka jiraan degaannada ku xeeran Bandarbeyla islamarkaana dadka qaar aynaan heli Karin wax ay cunaan. Gobolka Bari ayaa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu dambeeyay Ee Degaannada Hoostaga Xarardheere Oo Lagu Dagaallamayay Waxaa xaalad deganaansho ah maanta laga soo sheegayaa degaanka Dumaaye ee hoostaga magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaasoo maalmahan uu ka socday dagaal. Dagaalka oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Qorsheysnaa Oo Ka Dhacay Tooratoorow Warar aynu maanta ka heleyno degaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay weerar qorsheysnaa oo ay fuliyeen diyaarado. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaalkacyo Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xaaladda ay maanta tahay mid deggan kadib rasaas xalay laga maqlay gudaha magaaladaasi. Rasaasta ayaa laga maqlay dhanka xaafadda Garsoor oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Sugayaa Amniga Doorashooyinka Ee Muqdisho? (Maqal) Taliyaha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir Bishaar Axmed Geeddi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan amniga guud ee gobolka, iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardeyda Gobolka Bari Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Deegaannada Puntland Ardeyda ku dhaqan deegaannada kala duwan ee gobolka Bari ayaa billaabey iney ka qeybqaataan gurmadka loo sameynayo dadka abaarta ku hayso deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland. Raashiin iyo lacag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ugu Badnaa Ee Kasoo Barakaca Abaar Oo Soo Gaarey B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa soo gaarey qoysaskii ugu badnaa ebed ee kasoo barakaca abaaarta ka jirta gobolka Hiiraan kadib xaalad adag oo dadkaasi lasoo deristay. Guddoomiyaha gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Caymiska Ee Takaful Oo Beenisey Eedeyn Kaga Timid Gaadiidleyda Muqdisho Maamulka shirkadda Caymiska ee Takaful ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in ay qasbeen gaadiidleyda Muqdisho si ay caymis u galaan, xilli magaalada Muqdisho maanta aanu ka shaqeyneyn gaadiidka dadweynaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Gaadiidka Dadweynaha Oo Aan Maanta Shaqeyneyn Maanta oo Talaado ah waxaa guud ahaan hakad galay shaqooyinkii gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, kadib cabasho ay muujiyeen gaadiidleyda. Saakay ayeey shacabka Muqdisho kusoo baraarugeen gaadiidley badan oo waddooyinka…