2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir fargeeti: Ma Jirto Cid Aan u Ogolaanney Iney Caymis Qaaddo Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim ayaa sheegay in aysan jirin shirkad Caymis oo si sharci ah dalka uga shaqeysa, islamarkaana ka wasaarad ahaan aanu jirin cid ay…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Abaaraha Soomaaliya Ka Jira Oo Sababay Dhimasho Dad Iyo Duunyo Ah, Barakacii Ugu Darnaa Ayaa Socda Dalka waxaa ka jira abaaro ba’an, Gobollada Togdheer iyo Sanaag xoolihii waa ay la’deen halka dadka ay barakacayaan si nafta u badbaadiyaan, gobollada Puntland waxaa harraad iyo gaajo u geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Hawada Ka Saartey Isgaarsiinta Degmooyin Ka Tirsan Mudug Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in hawada ay ka saartay isgaarsiinta qaar kamid ah degmooyinka gobolka Mudug, gaar ahaan kuwo ku yaalla Koonfurta gobolkaasi. Shalay gelinkii dambe illaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Matabaan Oo Ka Qeylo Qaadey Abaar Ka Jirta Degmadaasi Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa ka qeylo dhaamiyey abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada oo ka jirta degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiyaha degmadaasi Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Jowhar Oo Maalintii Labaad Hakad Ku Jira Waxaa maalintii Labaad hakad ku jira doorashada aqalka hoose ee magaalada Jowhar kadib markii ay soo baxeen muranno ku saabsan kuraasta lagu tartamayo qaarkood. Hakinta doorashadan ayaa timid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo u Ruqaansaday Degmada Qandala Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay u ruqaansadeen dhanka degmada Qandala, halkaasi oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno sheegay iney ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo Rasaas Isku Weydaarsanaya Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga maqlayo rasaas goos goos ah oo ay is weydaarsanayaan ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Rasaastan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen. Donald Trump…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran Oo Ku Baaqdey Dhameystirka Kuraasta Harsan Ee Doorashooyinka Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran (MHQ) waxey bogaadisay doorashooyinka dalka ka socda oo maraya heer gabo-gabo ah, isla markaasna ay ku ammaanayaan guddiyada doorashooyinka sida habsamida leh ee ay u fuliyeen doorashooyinka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer maamul goboleed, Somaliland ayaa soo saaray musharraxiinta xubnaha aqalka sare u tartamaya ee gobollada Waqooyi (Somaliland) Musharraxiintan ayaa loo kala qeybiyey gobollada kala ah Waqooyi…