1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bari: 7 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Dhex Maray Puntland Iyo Daacish Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo gelinkii dambe illaa habeenkii xalay ahaa dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa kooxda Daacish. Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka 53 Km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Saakay Ka Bilowday Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dadkii shacabka ah ka billaabeen iney ka barakacaan, kadib markii ay ka baqeen dagaallo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Faaduma Dayib Oo Sheegtay In Ay U Tartamayso Xilka Madaxtinimada, Dalbatayna In La Xalliyo Cabashooyinka Jira (Maqal) Faadumo Qaasim Dhayib(Faadumo Deqo) oo ka tirsan murashaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa Goobjoog News siisay wareysi gaar ah iyaddoo meesha ka saartay in ay ka hartay tartanka madaxtinimada Soomaaliya 2016-ka. Faadumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii U Dambeeyay Ee Degmada Qandala Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa ku sii jeeda magaalada Qandala oo ay maamulayso malleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish. Wariyaha Goobjoog ee Garoowe ayaa soo sheegaya in xaaladdu ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Ka Socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Kulankani oo lagaga hadlayo nabadeynta magaalada Gaalkacyo ayaa ka soconaya garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Kulanka ayaa u dhaxeeya guddiyada labada dhinac ee maamullada Galmudug iyo Puntland waxaana goobjoog ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Maalinta Dadka Naafada Ka Ah Lixaadkooda Oo Laga Xusay Muqdisho Xubno ka socday wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha, wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska, SSG oo mataleysay USAID, qaar ka tirsan xubnaha sare ee golaha naafada Soomaaliyeed, qaar kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Curtay Degaanno Ka Tirsan Gedo Iyadoo inta badan gobollada dalka Soomaaliya xilligani yihiin kuwa ooman oo u baahan raxmadda Alle ayaa la soo sheegayaa in degaanno ka tirsan gobolka Gedo uu ka da’ay roobka deyrta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday Sh/hoose Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku warramaya in diyaarad nuuca wax basaasa ay ku dhacday degaankaasi. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Sh/hoose Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka ayaa salka ku haya aanooyin qabiil, waxaana la soo sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Hub-Ka Dhigis Ku Bilowday Deegaanka Waqooyi Beri Kenya Booliiska Kenya ayaa hub ka dhigis ku bilaabay qabaa’illada Soomaalida ee deggan waqooyi beri dalka Kenya gaar ahaa dadka deggan xadka. Arrintan ayey sheegeen saraakiisha deegaanka in looga gol-leeyahay sugidda…