1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Iyo Guddiga Doorashada Oo Ku Kala Argti Duwan Halka Lagu Qabanayo Doorashada Dadban Ee Somaliland Qoraal uu soo saarey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, kuna socday guddiga doorashada dadban heer Federaal, heer dowlad goboleed iyo kan xallinta khilaafaadka ayaa wuxuu ku codsadey in la tixgeliyo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Cadaado Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka DR Ibraahim Iidle Suleymaan waxaa socdaalkani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo Madaxweyne Xasan Maxamuud Oo Hadda Gaaray Magaalada Kismaayo Iyo Bandow Saaran Magaaladaasi Wararka hadda ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu halkaas gaaray. Safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Galgaduud Wararka laga helayo degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalyahannada Alshabaab ay ka wadaan howlgallo iyo dhaqaaqyo ciidan. Sida ay Goobjoog News xogta ku heleyso dagaalyahanno ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Hortaagan Qeybinta Shahaadooyinka Iyo Kaararka Aqoonsiga Ee Xildhibaannada La Doortey? Inta badan waxaa la doortey xildhibaannada aqalka hoose, iyadoo la filayey in xildhibaannada la doortey loo sameeyo Kaararka aqoonsiga, balse arrintaasi ay dib u dhacday. Guddiga doorashada dadban ee Heer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Doorashada Aqalka Hoose Oo Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo Gabagabeeyo doorashada aqalka hoose, xubnihii kusoo aadey beelaha dega gobollada Koonfur Galbeed. Waxaa maanta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Sababta Puntland U Hakisay Doorashada Aqalka Hoose? Somaliland, Puntland, Jubbaland Iyo Guddiga Doorashada Ayaa Ka Hadlay Maamulka Puntland ayaa si cad u hakiyay doorashada dadban gaar ahaa doorashada aqalka hoose kadib markii uu ka cabtay kuraasta aqalka sare ee Somaliland iyo qarash la’aan. Hakinta doorashada aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Kaabiga Ku Haya Degmada Qandala, Bari Ciidamada Puntland ayaa lagu soo waramayaa iney kusii siqeen magaalada Qanadala ee gobolka Bari, halkaasi oo ay maamulayaan dagaalyahanno sheegay iney ka tirsan yihiin Kooxda Daacish. Wararka waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu maanta ku wajahan yahay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wariyaha Goobjoog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Gobolka Mudug Ee Puntland Iyo Galmudug Oo Ballan Qaadey Xaqiijinta Amniga Gaalkacyo Maamullada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah waxay u ballanqaadeen xaqiijinta amniga magaalada Gaalkacyo oo horey ugu dagaallameen ciidamo kala taabacsan Labadaasi maamul. Guddoomiyeyaasha Puntland iyo…