1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Xarardheere Oo Dib U Soo Laabatay Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degmada Hobyo ku sugan waxaa maanta dib mar kale hawada ugu soo laabatay isgaarsiinta degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere iyo degaanno kale oo hoostaga degmooyinkaasi. Isgaarsiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galaya Kulamo Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay ka socdaan kulamo looga hadlayo xaaladaha Soomaaliya iyo arrimaha doorashooyinka. Kulamadani waxaa ka qeyb galaya madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyey Degmada Qoryooley, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha Booliiska degmadaasi Cali Maxamed Aadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Iyo Liiska 69-ka Xildhibaan Ee Koonfur Galbeed Oo Dhameystiran Maamulka Koonfur Galbeed ayaa isniintii soo afjaray doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, 69 xildhibaan ayaa lagu doortay Baydhabo. Koonfur Galbeed waxaa maamulkii 2aad ee soo afjara doorashada aqalka hoose, Jubbaland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Geystay Oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay dab khasaare geystay uu ka kacay suuq ku yaalla magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Dabkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Liiska Siyaasiyiin Iyo Mas’uuliyiin Caan Ah Oo Xildhibaan Ka Noqday Koofur Galbeed Waxaa Isniintii Baydhabo lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose, 69 Xildhibaan oo laga sugayey koonfur galbeed ayaa halkaas lagu doortay. 37-bo Xildhibaan oo ka tirsan 69 Xildhibaan ee lagu doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland Oo Muqdisho Ka Bilaabaneysa Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in maanta Muqdisho lagu qabanayo ilaa 7 kursi oo ka tirsan 47-da kuraasta Somaliland ee aqalka hoose. Doorashada waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 87 Qof Oo Dhimirka La’ Oo Ka Baxsaday Isbitaal Ku Yaallo Kenya Wararka laga helaayo dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan 1n 87 qof oo bukaan ah kuwaas oo qabo cudurka dhimirka ay ka baxsadeen isbitaalka cudurada dhimirka ee ku yaallo dalka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed Oo Soo Afjartay Doorashada Aqalka Hoose Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose. Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu guuleystay Cali Maxamed oo helay 0. Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Jubbaland Ku Amaanay Doorka Doorashooyinka 2016 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee caasimada Dowlad Goboleedka Jubbaland, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhoweeyey Mudane Ahmed Mohamed…