1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Ka Tirsan Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka soca deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ka hadlay abaarta ka jira meello badan oo dalka kamid ah iyo sidoo kale saameynta ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Raashiinka Suuqyada Magaalada Marko Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto raashiinka suuqayada magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Magaalada ayaa la sheegay in aysan jirin gaadiid sida raashiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Muujinaya Sida Puntland Ula Wareegtay Degmada Qandala Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Qandala, Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa goobtaas kala wareegaan dagaal-yahannada Daacish oo muddo ku sugnaa. Jaamac Maxamed Kuurshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dhalinyarada Nuux Iyo Shakhsiga La Tartamaayey Oo Laga Reebay Tartanka Aqalka Hoose Guddiga doorashada dadban ayaa tartanka doorashada aqalka hoose ka reebay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Cabdulahi Xasan Nuux Iyo Axmed Sheekh Nuur Cirro oo labada la sheegay in ay mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlayo Shirka Madasha Ee Muqdisho Waxaa Muqdisho ka socda shirka madasha hoggaanka qaran, marka laga reebo Axmed Madoobe iyo Cabdiweli Gaas inta kale madaxda madasha waa joogaan. Qodobada Looga hadlayo: In La Cayimo waqtiga doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Biyo Dhaamin Sameeyneysa Wasiirka gargaarka iyo beni’aadanimada ee Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa ka hadlay abaaraha ka jira degaannada Galmudug. Wuxuu sheegay inguddiga abaaraha ee uu madaxweynaha magacaabay ee isaga guddoonka u yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Doortey Hoggaan Cusub Ururada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA ayaa kulan muddo Saddex maalin ah uga socdey magaalada Muqdisho waxay maanta ku doorteen hoggaan cusub. Xubnaha ururkaan ayaa doortey guddoomiye iyo guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Puntland Oo Gudaha U Galay Qandala Kooxda Daacish ee qabsatay dhowaan degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa la soo sheegayaa inay isaga baxeen degmadaasi. Saraakiisha ciidanka Puntland oo maanta la hadlay saxaafadda magaalada Boosaaso ayaa xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Qandala Oo Hawada Ka Maqan Wararkii ugu dambeeyay ee degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid cakiran islamarkaana aan la sheegi Karin cidda sida rasmiga ah ugu sugan Qandala. Isgaarsiinta…