1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta gebi ahaanba suuqii magaaladaasi uu xirmay kadib markii saansaan colaadeed laga dareemay magaalada. Suuqa Darxumo iyo kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska 38-da Xildhinaan Ee Lagu Doortay Hirshabeelle Waxaa Magaalada Jowhar Lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Hirshabeelle, iyadoo halkaas lagu doortay dhammaan kuraastii laga doonayey maamulkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Lacag Kuma Raadineyno Qaxootiga Kasoo Laabanaya Kenya Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed Ibraahim Darwiish ayaa sheegay iney soo dhoweynayaan cid walbo oo dib uga soo laabato xeryaha qaxootiga Kenya, balse ay muhiim tahay in dadkaasi ay helaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xuduudaha Iyo Federaalka: Heer Qaran Haloo Wajaho Darbiga Kenya Ka Dhiseyso Xuduudda Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Khaliif C/kariin Maxamed oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay waxa guddigiisa kala socdo darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xuduudda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Dib u Bilaabaneysa Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ay dib uga bilaabato doorashada xildhibaannada aqalka hoose. Maamulka Puntland ayaa 28-kii November hakad geliyey doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Baay ayaa guul ka sheegtay dagaal ay ciidamada Al-shabaab kula galeen deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolkaasi. Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Qeybta 60-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen ciidamada dalkaasi. Lt. Col. Paul Njuguna oo ah afhayeen u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu doorto 11 xildhibaan oo kamid ah xubnaha kusoo aadey beelaha dega gobollada Waqooyi ee dalka (Somaliland) Xarunta gaadiidka Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Gambia Oo Diiday In Uu Xilka Wareejiyo, Kuna Baaqay Doorashooyin Cusub Madaxweynaha Gambiya Yaxye Jaamac ayaa jimcihii waxaa uu diiday natiijada doorashada madaxtinimada dalkaasi ee looga adkaaday. Madaxweyne Yaxye waxaa uu todobaadkii hore sheegay in laga adkaaday isla markaana uu xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Sacuudiga Xiyiraad KMG Ayey Saareen Xoolaha Siciid Xuseen Ciid, Wasiirka xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Sacuudiga uu si KMG ah u joojiyay dhoofsashada xoolaha Soomaaliya. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta…