1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Degmada Ceelwaaq, Gedo Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay gudaha u galeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Qaadacday Doorashada Wasiir Nuux, Guddiga Doorashada Iyo Ugaas-ka Beeshiisa Ayaa Horay U Diiday Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka dhamaan waddamadaas iyo hey’adahaasi kala duwan waxaa ay diideen doorashada shalay la sheegay in Xildhibaannimo loogu doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Maanta Puntland Lagu Doortay Doorashada Aqalka hoose ayaa maanta dib uga bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Xildhibaanno ay ka mid yihiin aasaasaha Fagaaraha Saadiq Warfaa iyo haweneyda xuquuqda aadanaha u ololeysa ee Sacdiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Qaraxii Saakay Ka Dhacay Muqdisho Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada nabad diidka ay ka geysteen Muqdisho. “Inaa Lilaahi wa inaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doomo Ganacsi Oo Ku Xirtey Dekadda Hobyo Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay doomo sida shixnado ganacsi oo ku xirtey dekadda magaalada Hobyo. Guddoomiyaha degmada Hobyo ee Galmudug Cabdullaahi Cali Axmed ayaa wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqii Gaalkacyo Oo Maalintii Labaad Xiran Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maalintii labaad suuqa aynaan ka jirin wax shaqo ah. Suuqa weyn ee bartamaha magaalada ayaa xiran kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa qarxa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xayiraadda Sacuudiga Ee Xoolaha Soomaaliya Oo Saameyn Ku Yeelan Doonta Dhaqaalaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga ayaa xayiraad KMG ah saaray xoolaha Soomaaliya, saameynta ay arrinkaas dhaqaalaha ku leedahay ayaa kala hadalney qaar ka mid ah madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamullada dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Ka Hadlay Muranka Kuraasta Aqalka Hoose Ee Sool Iyo Sanaag Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dalbadey in la caddeeyo kuraasta lagu muransan yahay ee gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djabuti Oo Dhul Maalgeshi Ku Wareejineysa Dowladda Turkiga Dalka Djabuti waxay siineysaa Dowladda Turkiga dhul uu balaciisu yahy 5 Malyan oo Mitre si ay u maalgashadaan taasi oo wax badan ka badali doonta ganacsiga dalkaas. Sanadhii la soo…