1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada X/jajab Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo waxa ay xalay ka sameeyeen degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho. Waxaa howlgalkan si gaar ah u sameynayey ciidanka Nabad sugidda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Shahaaddo Iyo ID Bixinta Xildhibaannada Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay bilaabatay shahaaddo bixinta Xildhibaannada labada aqal. Guddiga waxaa ay farayaan in Xildhibaannada tagaan Villa Hargeisa si ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farduus Ducaale Oo Ka Tirsan Guddiga Doorashada Ayaa Ka Hadashay Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland Dr. Farduus Maxamed Ducaale oo xubin ka ah guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay Goobjoog News uga hadashay halka ay mareyso doorashada aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Galmudug Iyo Hirshabelle Ugu Hambalyeeyay Dhameystirka Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka kala dhacayey magaalooyika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan OO Baaq u Direy Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in la abaalmariyo dhammaan ciidamada dowladda ee ka shaqeynaya howlaha sugista amniga doorashada. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Tacsi u Diray Dowladda Iyo Shacabka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay magaalada Abbassiya dalka Masar. Madaxweynaha ayaaa uga tacsiyadeeyey dowladda iyo Shacabka dalka Masar dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 4 Xildhibaan Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Ayaa La Doortay Waxaa Maanta mar kale Muqdisho ka dhacay doorashada aqalka hoose ee beelaha ka soo jeeda Somaliland. Kursiga hore waxaa ku guuleystay Sahro Cabdqadir Cabdinasir oo helay 48 cod halka Faadumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal lagu soo gabagabeeyo doorashada xubnaha aqalka hoose ee kusoo aadey beelaha dega deegaannada Puntland. Ergada waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada Xildhibaannada Labada Aqal Ee Galmudug Axaddii, waxaa Cadaado lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Galmudug, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu doortay Cadaado. Sahra Cumar Maalin ayaa noqotay Xildhibaankii ugu dambeeyay ee lagu doortay Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxyo Ka Dhacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Labo Bam gacmeed ayaa lagu…