2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Amartay Inay Isdaawaangeliyaan Xoogsatada Ku Sugan Gaalkacyo Taliska amniga gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay go’aan ay ku sheegeen inuu degdeg yahay islamarkaana dadka muruqmaalka ah ee ka shaqeysta waqooyiga Gaalkacyo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Halakeysay Puntland Oo Ka Sii Dareysa Dadka ay abaaruhu ku heystaan degaannada Puntland ayaa maalinba maalinta xigta ay sii xumaanaysaa xaaladdooda, waxaana bakhtiyay xoolo badan oo isugu jira geel iyo ari kuwaasoo u dulqaadan waayay harraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Ee Doorashooyinka Oo Laalay 11 Kursi Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayaa laalay 11 kursi oo aqalka hoose ah kuwaa oo lagu muransanaa, iyadoo doorashadoodu ay ka dhacday Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Kuraastaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab Oo Weerartay Degmada Qoryooleey Wararka laga helayo degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Alshabaab. Dagaalka oo xalay dhacay ayaa Alshabaab waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Geelle “Gaalkacyo Ma Jiro Ganacsi Isu Gudba” Nabadoon Cali Geelle oo kamid ah waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dadka shacabka ah ee ku nool magaaladaasi iyo degaannada ku xeeran ee gobolka Mudug iyo gobollada ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Kama Dambeys Ah Oo La Kala Dhex Dhigayo Beello Ku Dagaallamay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in heshiis kama dambeysa ah ay wada gaaraan beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi. Xoghayaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Safaricom Oo Shaaciyey Khasaaraha Kasoo Gaarey Anteenooyinkii Ay Al-shabaab Burburiyeen Mr Collymore, agaasimaha shirkadda Isgaarsiinta ee Safaricom ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ay burburiyeen Anteenooyin ay shirkaddaasi ku lahayd deegaanno hoostaga degmada Mandhera ee gobolka NFD. Waxa uu tilmaamay Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Sh/dhexe Oo Ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Gobolkaasi Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka warbixiyey amniga guud ee gobolkaasi iyo sidoo kale howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidamadu ka sameeyeen degmada Jowhar. Taliyaha Qeybta Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socdey Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Qeybgalay Kormeer Lagu Sameenayey Doorasho Ka Dhacday Ghana Labo sarkaal oo ka tirsan guddiga doorashooyinka qaranka ee Soomaaliya ayaa kamid ahaa kormeerayaasha tagey Ghana si ay usoo indho indheeyaan oo ay wax uga soo bartaan doorashadii ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Faroole: Kama Harin Tartanka Doorashada Madaxweyne Senator C/raxmaan Maxamed Faroole ahna musharrax u taagan xilka madaxweyne ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay inuu isaga haray tartanka madaxweyne ee Soomaaliya. Faroole ayaa tilmaamay in warbaahinta qaar ay…