1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ethiopia Iyo Djibouti oo Samaynaya Shirkad Ka Shaqaysa Adeegyada Gaadiidka Ethiopia iyo Djibouti ayaa kala saxiixday heshiis ah in la dhiso shirkad ka shaqaysa adeegyada gaadiidka ka dib marki dhawaan la dhameystiray waddo Tareen ee isku xirta labada dal. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qabatay Khamri Iyo Raggii Watay Ciidamada booliska maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay Khamri ay sheegeen inay ka soo qabteen gudaha magaaladaasi. Howlgallo ciidanka Puntland ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha Garoowe ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Iyo Magacyada Xildhibaannada Labada Aqal ee Puntland Waxaa Magaalada Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyay Doorashada Aqalka Hoose ee beelaha Puntland, dhammaan xubnihii labada aqal waa la dhameystiray maamulkaasi. Haweenka: Puntland, Aqalka hoose waxaa ay doorteen 7 Haween ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Hirshabeelle Oo Mahadaay Gaaray Wafdigani oo ka kooban Xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhow gaaray magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaasoo ay ka jiraan xaalado dhanka nolosha ah oo adag. Socdaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug “Xabad Joojintii Waa Ay Fashilantay” Iyadoo weli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay xaalad aan fiicneyn oo dhanka ammaanka ah ayaa waxaa ka hadlay maamulka gobolka Mudug ee Galmudug. Guddoomiye xigeenka gobolka Mudug ee dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mandhera: Al-shabaab Oo Burburiyey Anteenooyin Isgaarsiineyd Dagaalyahanno la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa burburiyey Anteenooyin isgaasriin oo ku yaallay deegaanno ku dhow degmada Mandhera ee Kenya. Waxaa la sheegay in dagaalyahannadan ay Anteenooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sacuudiga Oo Walaac Ka Muujisey Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho Dowladda Sacuudiga ayaa aad walaac uga muujisey qaraxyada shacabka waxyeellada u geysta ee ka dhaca magaalada Muqdisho, gaar ahaan qaraxii Axadii ka dhacay nawaaxiga dekadda Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalliinka Haweenka Uurka Leh: Ma Badbaadin Mise Ganacsi Dadban Haweenka ku umula goobha caafiaadka iyo eheladooda ayaa cabasho ka sheeganaya qalliino ay dhakhaatiirtu ku fuliyaan waqtiyada dhalmada si baahi la’aan ah . Haween Soomaaliyeed oo ku kala nool deegaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Hoose Oo Farriin u Direy Xildhibaannada Labada Aqal Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo kamid ah mudanayaasha cusub ee aqalka hoose, laguna soo doortey magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo waxa looga baahan yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Digniin Loo Direy Dadka Ku Howlan Xaalufinta Dhirta Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Hiiraan ayaa digniin u direy dadka ku howlan xaalufinta dhirta ee deegaannada gobolkaasi. Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle oo ah taliyaha Booliiska Hiiraan ayaa isaga…