1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenka Booliiska Puntland Oo Lagu Dhaawacay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan Bistoolado ay dhaawac u geysteen taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Puntland Jaamac Saxardiid.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga daarta hooyooyinka. Waxaa jira khasaare kala duwan oo ka dhashay qaraxan, balse weli lama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Dood Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dhageysiga dood ku saabsan doorashooyinka, waxaana ka qeybgali doona martida kala ah Sahro Xuseen, Batuulo Gaballe, Rowda C/laahi Colaad iyo Yuusuf Xasan. Waxaa dooddan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshaballe Oo Kahor Yimid Go’aankii Ay Gaareen Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa kahor yimid go’aan maalintii shalay ahayd ay soo saareen guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka, kaasi oo ku saabsanaa in la laalay 11 kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqey u Gurmashada Dadka Abaarta Ku Hayso Gobollada Dalka Guddiga abaaraha ee gobolka Bari ayaa ka qeylo qaadey abaarta xooggan ee ka jirta qaar kamid ah gobollada dalka, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Sheekh Axmed Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Isku Socodka Dadweynaha Oo Dib Loo Furayo Guddiga nabadda ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay dib ugu furan isku socodka Koonfurta iyo Waqooyiga magaaladaasi. Dadka iyo gaadiidka ganacsi ayaa maalmihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Heer K/galbeed Oo Kahor Yimid Go’aankii Guddiga Khilaafaadka Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee K/galbeed ayaa kasoo horjeestay go’aankii shalay guddiga khilaafaadka doorashooyinka ku laaleen 11 kursi oo aqalka hoose. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Oo Ku Kulmay Hargeysa Wafadi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Xasan Cumar Maxamed Burhaan ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kula kulmay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Siilaanyo oo arrimo dhowr ah ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Ganacsiga: Waa La Dhiirogelinayaa Ciddii Keenta Maskax Dib Loogu Kicinayo Warshadihii Dalka Wasiirka Ganacsiga iyo Warashada Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan ciddii dooneysa iney dib u howlgeliso warshadihii faraha badnaa ee dalku lahaan jirey kuwaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashax Cabdiraxmaan C. Warsame Oo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ku Sheegay Mid U Adeega Xasan Sheekh Murashax madaxtinnimada doorashada Soomaaliya 2016-ka Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa dhaleeceeyay guddiga xallinta khilaadka ee doorashada isagoo sheegay in guddigan isku badalay Howl-wadeenno ka tirsan xafiiska ololaha Xasan Sheekh. Warsame waxaa…