1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Kismaayo 15 qof ayaa ku dhintay kadib dagaal ku dhex-maray Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan maamul-ka Jubbaland duleedka Kismaayo. Afhayeen u hadlay Jubbaland ayaa waxaa uu sheegayaa in ilaa saddex magaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Hakiyay Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland, Isla Markaana Laalay Dooaraho Dhacday Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa si KMG ah u hakiyay doorashada aqalka hoose ee gobollada waqooyi uga socotay magaalada Muqdisho. Natiijada doorashada kuraasta Dhamal Aden iyo Obokor Muse ee Jimcihii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Gaadiidleey Cabasho Ka Ah Galmudug Gaadiidleyda ka shaqeysa magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho xooggan ka muujiyay Taagada maamulka Galmudug uu amray in ay qaataan dhammaan gaadiidleyda ka howlgasha degaannada maamulkaasi. Mar ay gaadiidleydani la hadleen Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Booqday Baydhabo Taliyaha ciidamada millateriga dowladda federaalka Jeneraal Maxamed Aadan Axmed(Buud) ayaa maanta safar gaaban ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha safarkiisan waxaa ku wehlinayay saraakiil ka tirsan ciidamada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Iyo Shacabka Oo u Midoobay Ka Hortagga Jarista Dhirta Qoyan Olole ay qaadeen maamulka degmada Baladweyne iyo dadka deegaanku waxay soo qab-qabteen 30 ruux oo ka ganacsanaayey shidida dhuxusha iyo inay deegaano kale u dhoofiyaan dhuxul laga raray deegaanada Hiiraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliska Oo Walxo Qarxa Qabtay Taliyaha booliska gobolka Baay ee Koonfur Galbeed Col. Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlayay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ciidanka boolisku ay wadaan howlgallo lagu la dagaallamayo falalka amni darro iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Loo Hakiyay Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland, Musuq Iyo Wax Isdaba-Marin Ayaa Ku Jira Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federal ayaa hakiyay doorashooyinka aqalka hoose ee Somaliland kadib markii jimcihii goobta doorashada ka dhacay shaqaaqo iyo arrin lagu tilmaamay wax isdaba marin. Doorashada Jimcaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Maalgashiga Iyo Horumarinta Ganacsiga Soomaalida Oo Ka Furmaya Nairobi Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya uu ka furmo shir looga hadlayo maalgashiga iyo horumarinta ganacsiga Soomaaalida. waxaa shirkan ka qaybgalaya ku dhowaad 300 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Mahadaay. Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaal ay la galeen ciidamada Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanno dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland…