1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Dhibaato Ay Ciidanka AMISOM u Geysteen Dad Shacab Ah Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay dhibaato ay shalay iyo habeen hore ciidamada AMISOM ka geysteen degeenno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali Aadan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose: Lix Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Qoraal lasoo dhigey barta Twitter-ka ku leeyihiin guddiga doorashada dadban ee heer Federaal ayaa lagu shaaciyey in maanta oo Isniin ah ay dhici doonto doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi, loona tartami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka Ka Socda (MAQAL) Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa maqalka dood ku saabsan doorashooyinka dalka ka socda, hanaanka loo soo doortay xildhibaannada, muranka ku saabsan qaar kamid ah kuraasta aqalka hoose iyo arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ay Wateen Askar Ka Tirsan AMISOM Oo 5 Qof Ku Diley Sh/hoose 5 qof oo shacab ah ayaa maanta ku geeriyootey deegaanka Ceel-wareegow ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii gaadiid AMISOM la socdeen la jiirsiiyey hoy ay ku sugnaayeen dadkaasi. Dadka dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Canada & Goobjoog News Oo Wareysatay Aabaha Gabdhahaasi Meydka Laba gabar oo Soomaaliyeed ayaa laga helay hoyga ay ka deganaayeen Magaalada Ottawa ee dalka Canada, kadib markii dilkooda la sheegay in loo adeegsaday Mindi. Gabdhahan ayaa lagu kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Diley Sh/hoose Askar ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in ay dileen Lix qof oo shacab ah kadib markii ay qori baasuuke ah ku dhufteen gaari qudaar usoo wadey magaalada Muqdisho.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliste Boon Xirsi Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa (Taariikhdiisa) Allah ha u naxariistee, waxa magaalada Hargeysa xalay ku geeriyooday Majaajiliistihii iyo Abwaankii caanka ahaa Xuseen Xasan Cadib oo ku magac dheeraa Boon Xirsi Bawdyo-gaab. Ehalada majaajiliistaha ayaa Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Baay Oo Shaaciyey Qorshe Al-shabaab Ka Damacsan Yihiin K/galbeed Taliska ciidanka Booliiska ee Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaadey in Xarakada Al-shabaab ay qorsheeyeen in weeraro ka dhan ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ay dhowaan qaadaan. Taliyaha ciidamada Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Shacabka Oo Looga Digey Roob Wata Dabeyl Iyo Qabow Maamulka gobolka Nugaal ayaa digniin ka bixiyey roob Dabaylo iyo Qabow wata oo la sheegay inuu kusoo wajahan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar C/laahi Faraweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Askari Ku Diley Degmada Baardheere, Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo loogu geystay askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa…