2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootey Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da’aya Deegaannada Puntland Daadad ka dhashay Roobab dabaylo wata oo ka da’aaya wali deegaanada ka tirsan bariga Puntland oo ay ka mid yihiin Karkaar Gardafuu iyo Bandarbeyla ayaa sababay dhimashada Saddex ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Somaliland Ee Maanta La Doortay, 3 Haween Ah Ayaa Ku Jira Iyo Walaalo Tartamay Doorashasda aqalka hoose ee gobollada waqooyi ayaa dib looga bilaabatay maanta magaalada Muqdisho, ilaa 6 Xildhibaan ayaa la doortay. Xildhibaannada soo baxay waxaa ku jira Xildhibaanno horay ugu jiray baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Puntland Oo Amarro Amni Soo Saaray Taliyaha ciidanka booliska ee maamulka Puntland Jeneraal Cabdulqaadir Shire Faarax(Ereg) oo shir jaraa’id maanta saxaafadda ugu qabtay magaalada Garoowe ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira ammaanka degaannada Puntland. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda UK Oo Kismaayo Gaaray Wafdi ay hoggaaminayso safiirka Ingariiska ee Soomaaliya gabadha lagu magacaabo Ms Harriet Mathews ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo. Wafdigani waxaa kamid ah oo ku jira xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Isu Socodka Gaadiidka Oo La Fasaxay Waxaa maanta dib u furmay isa socodkii magaalada Gaalkacyo labadeeda dhinac oo markii hore kala xirnaa dhowr maalin. Khilaaf soo kala dhex galay maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa sabab u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Laga Helay Gaarigii AMISOM Ku Gubeen Sh/hoose Habeen kahor ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa qoriga baasuukaha loo yaqaano waxa ay ku dhufteen gaari nooca loo yaqaan Homey, kaasi oo qudaar usoo wadey dhanka magaalada Muqdisho. Gaarigan ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed. Wariyaha Goobjoog ee gobolkaasi Faarax Dubad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhadda Xoreynta Deegaannada Khaatumo Oo Looga Dhowaaqay Buuhoodle Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaa looga dhowaaqay jabhad lagu magacaabo Jabhadda Xoreynta deegaannada Khaatumo, taasi oo la sheegay iney la dagaallami doonto Somaliland. Jabhaddan waxaa guddoomiye looga dhigey Faysal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Heysta Shirka Madasha Ee Muqdisho Soomaaliya waxaa ka socda doorashooyin heer gabo-gabo ah maraya, 28-ka bisha waxaa uu qurshuhu yahay in dalka Madaxweyne cusub uu yeesho, waa ballantii 4-aad ee guddiga doorashada dadban ay qabtaan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Doorashada Waqtigeeda Kuma Dhici Doonto Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haatanna ah musharax madaxweyne ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya aysan dhici doonin waqtigii hadda loo asteeyey. Waxa uu sheegay Tarsan in…