1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland oo ay wehlinayaan dad xoolo dhaqato hubeysan ah iyo sidoo kale Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee shalay illaa habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Kahor Yimid Wada Hadallo u Socda Khaatumo Iyo Somaliland Waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa kasoo horjeestay wada hadal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga socda maamullada Khaatumo iyo Somaliland. Xubnahan oo isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Siddey Shixnado Ganacsi Oo Ku Degtay Xeebta Boosaaso Doon la sheegay iney waddey shixnado ganacsi ah ayaa ku degtay xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Doonidan ayaa kasoo shareecatay dalka Oman, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Agaasimihii Madaxtooyada Boosaaso Oo La Diley Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Boosaaso loogu geystay agaasimahii madaxtooyada magaaladaasi Aadan Gaas Haruuse. Wararka saakay ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay wadaan howlgallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asad Oo Mucaaradka Siiyay Digniinta Ugu Dambeysa Ciidamada Nidaamiga ee Asad ayaa waxaa ay mucaaradka dalkaasi ku sugan bariga Xalab siiyeen digniintii ugu dambeysay ee ay uga baxayaan magaalada. Ciidanka ayaa waxaa ay wadaan daad-gureynta rayidka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Baaq u Direy Musharraxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay Musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/Dhexe: Ciidamo Millateri Ah Oo Gadooday Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa millateriga dowladda oo gadooday ay qabsadeen meel lagu qaadayay lacagaha canshuurta ee gobolka. Wararka ayaa sheegaya in…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sabab u Ah In Ay Yaraadaan Haweenka Wax Ka Dhiga Jaamacadaha Dalka? Gabdhaha macalimiintaka ah jaamacadaha ku yaalla Soomaaliya ayaa ka yar tirada ragga macallimiinta ah qiyaas ku dhaw %99(boqolkiiba sagaal iyo sagaashan)arrintaasina waxa cabasho ka sheegayana haweenka macalinimada u diyaarsan inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliska Oo Mushaar La Siinayo Taliyaha booliska gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta sheegay in si rasmi ah ay u billaabi doonaan bixinta mushaarka ciidanka booliska ee ku sugan degaannada gobolkaasi. Hadalkani oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 500 Carruur Barakacayaal Ah Oo Wax Ku Barata Dhismo Qadiimi Ah, Magaalada Muqdisho 500 oo arday oo 200 oo ka mid ha ay yihiin gabdho ayaa wax ku barta dhismo muuqaal ahaan burbursan,una muuqda dhismo qadiimi ah oo ka mid ah dhismeyaashii hore…