1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Dhiggiisa Urdun Oo Ka Shirey Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Maal-gashiga dalka Urdun Dr Jawaad Al Canani ayaga oo ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi Oo Bilaaban Doonta Sabtida Guddiga doorashada gobollada waqooyi ayaa sheegay in 24-ka bishan oo ku beegan sabtida ay bilaaban doonto doorashada aqalka sare ee gobollada waqooyi. Afhayeenka guddiga doorashada gobolladaas Cabdirasiq Ismaaciil Cabdi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Urur Mideeya Saxafiyiinta Gobolka Oo Lagu Dhawaaqay Sool Media Association ayaa noqonaya urur cusub oo maanta ay ku dhawaaqeen Saxafiyiinta ka howlgala gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya, arrintaasi oo timid kadib shir ay saxafiyiinta halkaa ku yeesheen.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Waqooyiga Gaalkacyo Oo Soo Hagaagaya Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda ammaan ee Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Hadalkaan ayaa Taliyahan sheegay mar Maanta oo Arbaca ah Saldhigyada Ciidamada Gaalkacyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Sanaag Oo Laga Qeylinayo Dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa waxaa weli heysta xaalado dhanka nolosha ah iyagoo ka cabanaya abaaraha ka sii daray ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lagu La’ Yahay Xeebaha Boosaaso Doonidani waday shixnado ganacsi ayaa ku degtay xeebaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari taasoo ka soo shiraacatay dalka Cummaan. Doonidani oo la dhihi jirey Alkhaadiri ayaa wadatay lacag Hindiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Saraakiil Loo Tababaray Caafimaad Saraakiil ka tirsan millateriga dowladda federaalka ayaa magaalada Baydhabo loogu soo xirey tababr la xiriira gargaarka degdegga ah. Tababarkani oo ay bixinayeen taliska AMISOM ee magaalada Baydhabo waxaa loo qabtay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Qaba Cudurka HIV IDS Oo u Dhinta Cudurro Laga Daweyn Karo Dadka qaba xanuunka HIV/AIDS ee ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay la kulmayaan takoorid marka ay adeeg cafimaad u raadsadaan goobaha caafimaadka ee sida gaarka ah loo leeyahay ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Alshabaab Ahaa Oo Kismaayo Iska Dhiibey Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo ku dhow saraakiil ciidan oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxaa Jubbaland isku dhiibey sarkaal ka tirsanaa Xarakada Alshabaab. Wararka ayaa sheegaya in sarkaalkani uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Beesha Caalamka Ku Dhaliilay Ka Hortagis La’aanta Abaaraha Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in beesha caalamka looga baahnaa in xilli hore ay ku baraarugto abaarta baahsan ee ka jirta dalka, ayna ka maamul ahaan…