1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga doorashada Heer Federaal: Sabtida Ma Dhaceyso Doorashada Aqalka Sare Ee Somaliland Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay ku laalayaan go’aan arabacii ka soo baxay guddiga doorashada heer maamul goboleed ee gobollada waqooyi ee Soomaaliya kaas oo slagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: Deegaanno Hor Leh Oo Looga Barakacay Abaaraha Abaarta daba dheeraatay ee ka jirta gobolka Sanaag ayaa saameyn aan yareyn ku yeelatay kumanaan qoysas ah kuwaasoo hadba degaanno hor leh u sii barakacaya, iyagoo ka cararaya biyo la’aanta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Buurhakaba Ee Baay Wararka saakay oo khamiis ah ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay halkaasi ka wadaan howlgallo amni xaqiijin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Geystay Oo Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taal Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa saakay ka kacay xarun ganacsi oo ku taallay Isgoyska Albaraka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugan halka dabkan uu ka kacay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Bari Oo Ku Dhowaaqey Howlgallo Amni Sugid Ah Maamulka gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaca ka qaadey in maalmaha soo aadan ay bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga guud ee magaalada Boosaaso oo maalmahan dambe falal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbadey Shacabka Taliska guud ee ciidanka Booliiska Puntland ayaa wada shaqeyn ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaananda maamulkaasi ka arrimiyo, kadib markii ay soo noqnoqdeen falalka amni darrada la xiriira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Qoysas Badan Oo u Baahan Gurmad Bini’aadannimo Degmooyin ka tirsan gobolka Bakool waxaa si xooggan uga jira xaalad bini’aadannimo, iyadoo dadku ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo isugu jira Biyo, Cunto iyo dawo. Degmada Waajid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo 3.2 Milyan Doolar u Qorsheysay Wax Ka Qabashada Abaarta Soomaaliya Hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay ahayd sheegtay in ay u qoondeysay lacag dhan 3.2 Milyan oo doolarka Maraykanka ah gargaarka abaaraha ee Soomaaliya. Peter The Clercq oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Farriin u Dirtey Madasha Hoggaanka Qaranka War qoraal ah oo si wadajir ah uga soo baxay dhinacyada beesha caalamka ayaa farriin waxaa loogu direy hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga qaran, taasi oo ku aadan arrimaha doorashooyinka. QM, AU,EU,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Khaatumo Oo Gaarey Heshiis Ka Kooban 11 Qodob Magaalada Addis Ababab ee xarunta wadanka Itoobiya waxaa ku dhammaadey shir halkaasi ay ku lahaayeen maamullada Somaliland iyo Khaatumo State. Xubnaha kala matalayey Labada dhinac ayaa gaarey heshiis horudhac ah…