1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose: 4 Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu doorto Afar Kursi oo kamid ah kuraasta aqalka hoose gaar ahaan kuwa kusoo aadey gobollada Waqooyi ee dalka. Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Kursi Oo Lagu Daray Xubnaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Kadib kulan hoggaanka madasha wadatashiga qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu go’aamiyey in 18 kursi dheeraad ah lagu daro xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka. Kuraastan ayaa baarlamaanka aqalka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saarey Shirkii Madasha Uga Socdey Muqdisho Shirkii madasha wadatashiga qaran uga socdey magaalada Muqdisho ayaa laga soo saarey war-murtiyeed ku aadan waxyaabihii ay madashu isku fahamtay. Waxaa ku xusun war-murtiyeedka arrimaha ku aadan kuraastii lagu muransanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kuraasta Lagu Muransan Yahay War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa sharaxaad dheeraad ah waxaa looga bixiyey kuraasta lagu muransan yahay ee aqalka hoose iyo sida guddiga uu u wajahay qaadista dacwadahaasi. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland Oo Kormeeray Saldhigyo Boolis Oo Ku Yaalla Mudug Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneneraa C/qaadir Shire Faarax (Ereg) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa kormeeray Booliska ku sugan Deegaannada Beyra,Bursaalax iyo Degmada Galdogob oo ka wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Siiriya Oo Weeraro Cusub Ku Qaadey Aleppo Ciidamada Dalka Siiriya ayaa qaaday weeraro cusub oo ka dhan ah mucaaradka laga saaray magaalada Aleppo, kuwaas oo hadda ku sugan hareeraha magaladaa. Warkan ayaa soo baxay xilli Talafishinka qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Waa In La Joojiyaa Colaadda Gaalkacyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya MR. Micheal Keating ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo. Dagaallada soo cusboonaaday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wajeer: 2 Qof Ayaa Maanta Lagu Diley Ugu yaraan labo qof ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen degaanka la yiraahdo Dagax ee ku yaalla degmada Wajeer, ee waqooyi bari dalka Kenya. Dhimashada labada qof ayaa timid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Horyaallo Baarlamaanka Federaalka Ah-Kulankiisa Koobaad Ee Wadajirka Ah Waxaa ay maalmo uun naga xigaan in uu furmo kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, kulanka ugu horeeya waa mid taariikhi ah, waxaa uu noqonayaa markii ugu horeysay ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Rajo Ka Muujiyey Qabsoomidda Doorasho Qof Iyo Cod Ah Sanadka 2020 Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in sanadka 2020-ka guud ahaan dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo shacabka Soomaaliyeed ka wada qeybqaataan.…