1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afeey Oo Ka Hadlay Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Madaxa UNHCR u qaabilsan qaxootiga Soomaaliyeed Maxamed Cabdi Afey ayaa ka digey marxaladaha ay wajahayaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen. Afeey oo booqdey qaxootiga ku nool Yemen ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Boosaaso Wararka ka imaanaya saakay oo Isniin ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo amni sugid ah ka wadaan ciidamada maamulka Puntland. Shacabka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed Cali Ameeriko Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo ahaa habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Qoondeeyey Saddexda Kursi Ee Loogu Darey Puntland Aqalka Sare Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey waxa uu ku shaaciyey cidda la siinayo Saddexda kursi ee lagu darey xubnaha aqalka sare ee matali doona Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Xildhibaan Oo Lagu Doortay Muqdisho Waa maalin kale iyo doorashada aqalka hoose ee Somaliland, ilaa 4 kusi oo gobollada waqooyi ayaa maanta la doortay. Xildhibaannada la doortay waa: Cabdalla Xaaji Axmed, Cabdiraxmaan Iidaan Yonis, Faadumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Shir U Socda Masuuliyiinta Galmudug War degdeg ah oo haatan naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shir albaabada uu u xiran yahay uu ka soconayo magaaladaasi. Shirka socda ayaa looga hadlayaa xaaladda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Jowhar Oo Adkeynaya Ammaanka Taliyaha saldhigga booliiska magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cabdullaahi Siyaad(Canjeex) ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Jowhar. Magaalada Jowhar oo hadda xarun u ah maamulka Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Eedeeyay Galmudug Iyo Puntland Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin oo kamid ah waxgaradka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay sababta keentay jabinta heshiiskii xabad joojinta ahaa ee ka dhacay dhowaan magaalada Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyihii Puntland Oo Boosaaso Lagu Diley Dabley hubeysan oo tiradooda lagu sheegay illaa labo nin oo rag ah ayaa bartamaha magaalada Boosaaso ku toogtay xeer ilaaliyihii ciidamada qalabka sida ee Puntland Col. Cabdikariin Xasan Fardhiye. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinta Gaalkacyo Oo Ku Baaqay Nabadda Qaar kamid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkacyo kadib markii ay soo cusboonaatay colaad u dhaxeysa maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland. Dhallinyaradani oo aan…