1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladdu guud ay tahay mid deggan, walow shalay magaaladaasi ka dhaceen is rasaaseyn u dhaxeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Qardho Oo Gurmad Dalbadey Qaar kamid ah barakacayaasha ku dhaqan degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa dalbaday in lala gaaro gurmad dhanka nolosha ah. Kaamka New waxaa ku sugan barakacayaal badan oo ka kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Gaari Lagu Rasaaseeyey Gobolka Baay Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Baay ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixiyeen gaari loo yaqaano Homey oo lagu weeraray gobolkaasi, kaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhalatay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Tarsan Oo Su’aallo Dhowr Ah Laga Weydiiyey Hammigiisa Madaxtinimo Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo bilow ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi Oo Soo Saarey Mowqif Ku Saabsan Saami Qeybisga Aqalka Sare Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen siyasiyiin kasoo jeeda gobollada Waqooyi ee dalka ayaa waxay kasoo saareen mowqif cusub oo ku saabsan saamiga qeybsiga aqalka sare ee Baarlamaanka. Waxaa kulankaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Labo Qof Ayaa Dhimatay Kaddib Dagaal U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal kooban oo saaka halkaas ka dhacay ay ku dhinteen labo qof labo kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Baay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howlgallo saf ballaaran ah ka wada degmooyin ka tirsan gobolka Baay ee Koonfurta Galbeed Magaaladani Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in howlgallada ay wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Booliis Loo Tababarayo Jubbaland Labo boqol oo dhallinyaro ah ayaa maalintii khamiistii ahayd oo shalay ah loo billaabay tababar dhanka booliska ah. Tababarkani ayaa waxaa iska kaashanaya dowlad goboleedka Jubbaland, booliska Soomaaliyeed iyo midowga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ajendaha Kalfadhiga 1aad Ee Baarlamaanka Iyo Shuruudaha Laga Doonayo Murashaxiinta Guddoonka Labada Aqal iyo Madaxweynaha. Soomaaliya waxaa gebo-gabo mareysa doorashada labada aqal, Aqalka hoose ee gobollada waqooyi waxaa ka dhiman 20 Xildhibaan halka aqalka sare oo aan weli la dooran uu yahay 11 Xildhibaan, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 4 Xildhibaan Oo Ka soo Jeeda Gobollada Waqooyi Ayaa La Doortay 4 Xildhibaan oo ka soo jeeda gobollada waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho, kuraasta qaar waxaa la galay tartan adag halka qaarna ay meesha u tageen sabab aan la…