1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacayada Iyo Qabiillada Ay Kasoo Jeedaan 5 Kursi Ee Lagu Laabanayo Doorashadooda Madasha Hoggaanka Qaran ayaa qoraal ay soo saartey waxay ku go’aamisey in dib loogu laabto doorashada 5 kursi oo aqalka hoose ah, kuwaasi oo kamid ahaa 11 kursi oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Afrika Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa burcad hubeysan oo gelinkii dambe ee shalay dil ugu geystay dalka Koonfur Afrika Muwaadin Soomaaliyeed. Muwaadinkaan oo magaciisa lagu soo koobey Xasan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Maanta waxaa inta badan xiran waddooyinkii ugu muhiimsanaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidayo gaadiidka dadweynaha, waxaana waddooyinka qaar iyana loo diidayaa dadka shacabka ah. Wariyaal ka tirsan Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Shirey Muqdisho Oo Digniin u Direy Dowladda Itoobiya Ka dib kulan Balaaran oo ka dhacay Magaalada Muqdisho oo ay ku yeesheen Salaadiinta Gobollada waqooyi ayey uga hadleen farogelinta Dowladda Itoobiya ay ku hayso Doorashada Soomaaliya. Salaadiinta ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Tiro Badnida Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Qaar kamid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka dhiibtey sida ay u arkaan xildhibaannada Labada aqal, tiro ahaanta mudanayaashan iyo waxa ay soo kordhin karaan. Dadkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Ruux Oo Shacab Ah Ayaa Maanta Lagu Diley Degmada Wadajir, Muqdisho Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin dowladda Federaala Soomaaliya ayaa maanta waxa ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen Labo qof oo la tilmaamay iney shacab ahaayeen. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Labada Aqal Oo Helay Casuumaadda Maalinta Dhaarinta Qaar ka tirsan Xildhibaannada labada aqal oo la hadlay Goobjoog News waxaa ay sheegeen in ay heleen warqadda casuumaadda, laguna wargeliyay in Taaladada la dhaarin doono. War Saxaafadeed ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Qarxiyey Miino La Dhigey Goob Maqaayad Ah, Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay iney qarxiyaan Miino la sheegay in la dhigey meel Maqaayad ah oo ku dhow Isgoyska degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Dad ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif “Maamulkeenna Kuma Milmi Doono Somaliland” Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in marnaba aanu maamulkiisa ku milmi doonin maamulka Somaliland oo dhowaan wada hadallo ay kula soo galeen magaalada Addis Ababa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Askari Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sh/dhexe Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa dagaal ku dhexmaray inta u dhaxeysa deegaannada Xawaadley iyo Raqeyle ee Shabellaha Dhexe. Dagaalkan ayaa dhacay abaare 11-kii fiidnimo…