1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Heer Qaran Oo La Kulmay Hay’ado Caalami Ah Iyo Deeq Bixiyeyaal Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo uu gudoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa la kulmay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, shirka ayaa waxaa looga hadlay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Taageero Ka Dalbadey Madaxdooda Taliska Ciidanka Booliiska Putland ayaa taageero dhan walbo leh ka dalbaday madaxda maamulkaasi. Taliyaha ciidankaasi C/qaadir Faarax Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliiska ay u baahan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Kordhisey Bandowgii Saarnaa Magaalada Mandhera Dowladda Kenya ayaa kordhisey mudada Bandowga habeenkii ah ee saarnaa magaalada Mandhera ee gobolka NFD. Xoghayaha arrimaha gudaha Kenya joseph Nkaissaryoo la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in weli ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Kahor Yimid 18-ka Kursi Ee Lagu Kordhiyey Aqalka Sare Lix Musharrax Madaxweyne oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kahor yimid 18 xubin ee hoggaanka madasha Qaran ku kordhiyeen aqalka sare ee dalka. Musharraxiintan oo kala ah C/raxmaan C/shakuur…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shuruudda Doorashada Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Ku Xigeennadooda Mar haddii Talaadadii la doortay Odoyaashii noqon lahaa guddoomiyeyaasha KMG ah ee labaqa aqal iyo dhalinyaradii caawin laheyd, hadda waxaa la sugayaa in aqal weliba uu fadhigiisa gaar-ka ah yeesho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Jubbaland Oo Ciidamo Dheeraad Ah u Dirtey Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa ciidamo badan oo dheeraad ah u direy deegaanno ku dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Tanzania Oo Sharci Adag Kasoo Saareysa Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Dawladda Tanzania ayaa qorshaynaysa in ay dib u eegto xeerka lagu maamulo waaxda kalluumaysiga iyadoo wax ka badaleysa qodobo fududeynaya kalluumeysiga sharci darada ah oo dharbaaxo ku ah dhaqaalaha dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Rasaas Ka Dhacday Suuqa Darxumo Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi ay ka dhacday rasaas dhowr ah. Rasaasta oo ay isweydaarsadeen ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhaawacyo Gaarsiiyay Mas’uuliyiin Mucaarad Ah Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Cabdulaahi Fadal IImaan ayaa soo bandhigay magacyada laba nin oo lagu tuhunsanyahay inay ka dambeeyeen dhaawacyo kala duwan oo magaalada Hargeysa loogu geystay laba masuul oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Yaaq Bishaaro oo qiyaastii 60-km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dagaalkan…