1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Faraha Uu Ka Baxay Amniga Magaalada Boosaaso Waxgarad iyo siyaasiyiin ku shiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida lagu sugi karo. Qaar kamid ah waxgaradkii kulankaasi ka hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Loolanka Siyaasadeed ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Cirka Isku Shareeray Loolanka siyaasadeed ee Labada xisbi siyaasadeed ee Kulmiye iyo Waddani ayaa cirka isku shareeray iyadoo labada xisbi ay hawada isku mariyeen erayo kulkul oo mid walbaaba uu doonayo inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Afgooye, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgallo ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib dagaal maalin kahor ka dhacay degmadaasi. Wararka waxay sheegayaan in ciidamada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maryan Cariif Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xallin La yahay Dagaallada Gaalkacyo Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo kamid ah mudanayaasha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay waxa inta badan soo celceliya dagaallada Gaalkacyo iyo waxa loo heli la yahay nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 93 Wariye Oo Caalamka Lagu Dilay Sanadka 2016 Warbixin uu soo saaray ururka caalamiga ah ee u dooda wariyeyaasha ayaa waxa uu sheegay in sanadka maanta ku eg dhammaaday ee 2016 caalamka siyaabo kala duwan loogu dilay 93…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Ku Hanjabtey In Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidankeeda ay degdeg ugala bixi doonto Soomaaliya, kadib markii ay dowladdaasi sheegtay in ciidamadan aysan helin wax mushaar ah muddo bilo ah. Madaxweynaha Burundi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diplomaasiyiinta Mareykanka Oo Aan Laga Eryi Doonin Moscow Madaxweynaha dalka ruushaka Vladimir Putin ayaa sheegay in uusan wadankiisa ka eryeenin diplomaasiyiinta Mareykanka kadib markii uu madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu eryay 35 diplomaasi, kuwass oo Ruushka u fadhiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Xoolo u Dhoofisey Yemen Iyo Cumaan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhoofiyey 2,400 (Labo Kun Iyo Afar Boqol) oo Lo ah, kuwaasi oo kusii jeeda dalalka Yemen iyo Cumaan. Dalka Cumaan ayaa loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Nolosha Dadka Reer Zanzibar Ee Muqdisho Bishii September 2-deedii sanadkii 2001-dii ayey aheyd markii ugu horreysay oo ay Soomaaliya yimaadaan qaxooti u dhashay dalka Zanzibar gaar ahaan magaladda Muqdisho oo aheyd bartilmaameedkooda, iyaga oo ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Oo Xariga Ka Jaray Isbitaalka Martini Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaashaandiga, wasiir ku xigeennada Caafimaadka…