1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabineysa Gantaalada Ridada Dheer Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong un ayaa sheegay in dalkiisa uu Tijaabin doono gantaalada ridada dheer kuwaa oo isag kala goosha qaaradaha iyo kuwa xambaara Nuclear-ka. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Afrikaan Ah Oo Doonaya Iney Ka Gudbaan Xadka Morocco Iyo Spain In ka badan 2000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa waxay doonayaan iney ka tillaabaan xadka u dhaxeeya wadamada Morocco iyo Spain si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub . Madaxda dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Taariikhi Ah Oo Galmudug Iyo Puntlnad Ku Dhexmaray Muqdisho Heshiis taariikhi ah oo ay Goobjoog ka ahaayeen madaxda dowladda federaalka ugu sareysa sida madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’isul wasaare Cumar Cabdirashid ayaa maamullada Galmudug iyo Puntland lagu dhexdhigay caasimadda Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden Oo Ka Qeybqaadan Doonta Dhismaha Ciidanka K/galbeed Saraakiil ka socotay ciidanka Booliiska Sweden ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kulan kula qaateen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo ay ka wada hadleen arrimo u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Sheekh Shariif: Musuqa Waxaa La Gaarsiiyey Baadiyaha Iyo Tuulooyinka Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanu jirin wax isbedal ah oo dowladda Federaalka keentay 4-tii sano ee lasoo dhaafay. Shariif…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Soomaaliya 2016 Maanta waa maalinta koowaad ee sanadka cusub ee 2017-ka, qof weliba sanadkii tagay wax ayuu ku xasuustaa, waxaase muhiim ah in sanadkan cusub qof weliba ku qaabilo kana fakiro sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Gobolka NFD Wararka ka imaanaya gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in dowladda Kenya ay ciidamo dheeraad ah geysay gobolkaasi gaar ahaan magaalada Mandhera iyo sidoo kale xadka aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washington Oo Sheegaty iney Turkiga Ka Taageereyso la dagaalanka Argagixisada Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa saakay warbixin uu kasoo saaray Aqalka cad waxa uu sheegay in Washington ay Turkiga ay ku gacansiineyso sidii ay ula dagaallami lahaayeen waxa loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Raadineysa Xuquuqda Dadka La Hayb Sooco Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen dadka la hayb sooco iyo sidoo kale dadka la sheego…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada 3 xildhibaan oo aqalka hoose, islamarkaana ah beelaha dega gobollada waqooyi (Somaliland). Xubnaha tartamaya waxaa ku…