1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Xirey Koonfurta Dalka Sudan Ciidamada Booliiska ee Koonfurta Sudan ayaa xabsiga dhigey Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in ay dhac ka geysteen dalkaasi. Afhayeenka Labaad ee ciidamada Booliiska Koonfurta Sudan, Santo Domic ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudabadda Xisaab-xirka Madaxweyne Xasan Sheekh, Akhriso Oo Qiimee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah oo Xildhibaanno iyo dadweyne kale isniintii kula Hadley magaalada Muqdisho ayaa hor-dhigey xisaab-xirka 4tii sano ee la soo dhaafey iyo waxa uu doonayo in uu qabto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Yaallay Sh/hoose Oo La Qaadey Saraakiisha amniga ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay qaadeen qaar kamid ah Isbaarooyin yaallay deegaanno kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan wadada isku xirta Afgooye iyo Wanlaweyn. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda: Waa In La Diyaariyaa Ciidan Soomaaliyeed Oo Bedala AMISOM Taliyaha guud ee ciidamada Uganda oo isniintii booqasho sadex maalin ah ku yimid magaalada Muqdsho ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida iney wax ka qabtaan arrimaha ammaanka. Katumba Wamala waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Go’aanadiisa Muhiimka ah Ku soo Bandhigi Doona Bartiisa Twitter-ka Sean Spicer oo ah ninka Trump u magacaabay afhayeenka Aqalka Cad ayaa filaya in Trump isticaali doono bartiisa Twitter-ka ku dhawaaqista go’aanadiisa siyaasadeed ee waaweyn. Spicer ayaa maanta oo Talaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Ka Shiray Amniga Gaalkacyo Guddiyada Nabadeynta Gaalkacyo, maamullada Puntland Iyo Galmudug ee gobolka Mudug, Waxgarad iyo Odoyaal dhaqameed ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen sidii loo amba qaadi lahaa dhameynta waxyaabaha ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Loo Yaqaan Waratada Oo Kusoo Batey Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa kusoo batey ganacsatada Waratada oo waxyaabo badan kusoo kordhiyey magaaladaasi. Ganacsiga sidan ah horey loogama aqoon magaalada Jowhar, dadka danyarta ah ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Qof Oo Ku Geeriyootay Rabashado Ka Dhacay Xabsi Ku yaalla Brazil Dalka Brazil xabsi ku yaalla waxaa ka dhacay rabshado waxaana la xaqiijiyey in halkaasi ku dhinteen dad gaaraya 60 qof. Xabsigan ayaa ku yaalla Gobolka Amazon ee dalka Brazil, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Imisa Ayaa Lagu Dilay Soomaaliya 2016kii Sanadkii 2016-da ee dhammaadey waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin naxdin lahaa, celcelis ahaan magaalada Muqdisho oo keliya waxaa ka dhacay 2 qarax oo ismiidaamin ah bishiiba. Goobjoog News, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saldhig Booliis Oo Laga Dhagaxdhigay Duleedka Baydhabo Taliska ciidamada Booliiska ee gobolka Baay ayaa saldhig loogu talogalay iney ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska ka dhagax dhigey deegaanka Maanyo Fuulka oo qiyaastii 5-km u jirta magaalada Baydhabo. Taliyaha ciidamada…