1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqato Ka Tagey Caabudwaaq Oo u Naqraacay Gobolka Bari Dad xoolo dhaqato ah una badan reer Guuraa kana tagey deegaanno hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa u naqraacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo dhowaan roob uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Iney Soo Afjareyso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhowaan ay soo afjari doonaan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish oo mararka qaar ka dhaca qaar kamid ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 25 Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeymo Ka Dhacay Waqooyig Syria Ugu yaraan 25 ayaa ku geeriyootey duqeymo ka dhacay waqooyiga dalka Syria taas oo lala beegsaday saldhig Miltari oo ay ku lahaayeen Ururka Fatxullaahi oo halkaasi ku yaallo. Ururka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark Oo Ka Laabatey Dib Usoo Celinta 1,200 Qaxooti Soomaaliyeed Dowladda Denmar ayaa maanta oo Talaado ah waxay ku dhowaaqday iney ka laabatay go’aankii ahaa in dalka dib loogu soo celiyo 1,200 ruux oo Soomaali ah, kuwaasi oo qaab qaxooti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Ka Hadashay Abaarta Soomaaliya Iyo Gurmadka Loo Baahan Yahay Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa sheegay in Soomaaliya u baahantahay lacag dhan 864 Milyan oo doolar si loo gar-gaaro dad ay tiradoodu gaareyso 3.9 milyan oo qof oo ay abaarta saameysay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Xildhibaannada Labada Aqal Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maanta gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa baaq u direy xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu Gaas xildhibaannada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Ugu Badan Ku Leh AMISOM Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada kula kulmey General Edward Katumba Wamala oo ah taliyaha ciidamada melitariga ee Uganda. Xasan Sheekh iyo General Edward Wamala ayaa ka sheekeystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Saameynta Cudurka Shuban Biyoodka Oo Yaraatey Maxamed Axmed Nuur Ciise, guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada maamulka degmada B/weyne oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ugu horreyn ka hadlay saameynta cudurka shuban biyoodka oo dhibaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Maxay Ka Tiri Doorashooyinka Soomaaliya Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ka hadlay doorashooyinka ka socda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey hanaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo sida xildhibaannada Labada aqal loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan qiyaastii 25-km u jira degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la…